Dhageyso: Cudurka Jadeecada oo ka dilaacay degmada Docoleey
Degmada Docoleey ee gobolka Galgaduud ayaa laga soo sheegayaa inuu fara ba’an ku hayo cudurka jadeecada, waxaana qaar ka mid ah Waxgaradka Degmadaasi oo ay wareysatay idaacada Codka gobolada dhexe ee magaalada Cadaado sheegeen in cudurka Jadeecadu soo ritay dad fara badan gaar ahaan dadka da’doodu ka yar tahay 15 jirka. Cudurkaan oo markii hore […]
Continue Reading