Dowladda oo Albaabada isugu dhufatay Xabsigii Godka Jilacoow

Wasaaradda Amniga Gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta albaabada isugu dhufatay Xabsigii ku yaallay Godka Jilacoow ee magaalad muqdisho. Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow Ducaale oo uu wehliyo kusimaha Ra’iisul wasaaraha ahna Wasiirka Cadaaladda XFS Xasan Xuseen Xaaji oo halkaas shir jaraa’id ku qabtay ayaa sheegay in xaruntaas loo baddalay Akaademiyadda […]

Continue Reading

Duqeyn Diyaaradaha Maraykanku ka geysteen Deegaanka Gandarshe

Diyaaradaha Maraykanka ayaa duqeyn ka geystay deegaanka Gandarshe ee gobolka Shabeelaha Hoose, warsaxafadeed kooban oo kasoo baxay Howlgalka Maraykanka ee qaarada Afrika ayaa lagu sheegay in duqeyntaan ay diyaaradaha Maraykanku fuliyeen shalay 15 December 2018. Howlgalka AFRICOM ayaa sheegay in ay duqeyntaas ku dileen 8 Alshabaab, waxayna sidoo kale sheegeen in aan waxyeelo kasoo gaarin […]

Continue Reading

Gudoomiye Mursal oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay hoyga uu ka dagan yahay magaalada Muqdisho, gudoomiyaha ayaa ka hadlay xaalada Koofur Galbeed iyo khilaafka Madaxd Dowladda Federaalka. Muxuu ka yiri Koofur Galbeed? Sida uu qabo Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Heer kasta oo xukuumadeed waa in ay haysato kalsoonida iyo taageerada dadweynaha”. Sidaas […]

Continue Reading

Baydhabo oo maalintii 3aad Rabshado ka socdaan

Waxaa maalintii saddexaad galay rabshadaha ka socda Magaalada Baydhabo kadib xarigii Mukhtaar Roobow, Magaalada Baydhabo oo saaka ku waabariisatay deganaan ayaa barqadii waxaa dib uga bilowday banaanbaxyo kadib markii ciidamadii itoobiya isku fidiyeen wadooyinka magaalada. Ciidanka itoobiya iyo booliska Soomaaliya ayaa beegsanayey dadka dibad baxaya iyagoo xirxiray qaar ka mid ah, sidoo kale isgaarsiinta Baydhabo […]

Continue Reading

Somalia iyo Qatar oo ka wada hadlay dhismaha Dekedda Hobyo (Video)

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga dalka Qatar ayaa kulan gaar ah la qaatay wasiirka Howlaha Gaadiidka, Dekedaha dalka Qatar sayid Jaasim bin Seyf. kulankan ayaa looga hadlayay dardar galin mashruuca dhismaha dekedda Hobyo. Heshiisyadii ay horey u kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Qatar ayaa waxaa ka mid ahaa dhismaha dekedda Hobyo, taas […]

Continue Reading

Senatarada Matala Koofur Galbeed oo Si kulul uga hadlay xaaladda KG

Senatarada Dowlada Federalka ku-matalaayo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayagoo kaduulaayo dhibaatooyinkii ay horey uga digeen ee xaladaha Amni, Siyaasadeed, waxaa ay soo saareen qodobada soo socda: 1. Tacsi: Senatarada waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan ehelada dadkii ku geeriyoodey dhibaatadii maanta ka dhacday Magaalada Baydhabo waxayna u rajeynayaan inta ku dhaawacantay inuu […]

Continue Reading

Xog faafaahsan Xarigga Mukhtaar Roobow.

Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur wuxuu ahaa ninkii 2aad ee ugu sareeyey ururka Alshabaab, waxaa uu muddo soo ahaa afhayeenka ururkaas, Agoosto 2017 ayuu isku soo dhiibay dowladda Federaalka, isagoo sheegay inuu isaga baxay ururka Alshabaab. Mukhtaar ayaa isku soo taagay doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed, waxaana Guddiga doorashadu gudoonsiiyeen shahaadada diiwaangalinta Musharaxa, sidoo kale 5 […]

Continue Reading

100 Xildhibaan oo gudbiyey Mooshin ka dhan ah MD Farmaajo

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa mooshin xil ka qaadis ka gudbiyey Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Xildhibaanadan oo tira ahaan ku dhow 100 mudane ayaa goordhow mooshinka u gudbiyey gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal. Xildhibaanada mooshinka gudbiyey ayaa la filayaa in ay waqti dhow la hadlaan warbaahinta. Halkaan hoose ka aqriso […]

Continue Reading

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo ka horyimid kala diristii guddiga Maaliyadda

War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska Gudoomiyaha golaha Shacabka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ayaa gudoomiyaha baarlamaanka kaga  hor yimid kala diristii guddiga maaliyada ee golaha Shacabka. Gudoomiyaha ayaa faray Guddiga Maaliyada in ay sii wataan howshii loo igmaday ayna qalad aheyd kala diristooda sifada loo maray. Guddiga Maaliyada ayaa horaan waxaa in […]

Continue Reading

Taliska AFRICOM oo ka warbixiyey Weerarkii Awdheegle

War ka soo baxay taliska ciidamada Militariga Mareykanka ee Africom ayaa looga hadlay howlgalkii ugu dambeeyay oo lagu bartilmaameedsaday maleeshiyaad ka tirsan kooxda Alshabaab,kaasi oo ka dhacay gobolka Sh/Hoose. Mareykanka ayaa sheegay in duqeyn dhanka cirka ah oo ka dhacday deegaanka Owdheegle lagu dilay ilaa 4 ka tirsanaa maleeshiyaadka Alshabaab,kadib markii la beegsaday labo xarumood […]

Continue Reading