Somalia iyo Qatar oo ka wada hadlay dhismaha Dekedda Hobyo (Video)

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga dalka Qatar ayaa kulan gaar ah la qaatay wasiirka Howlaha Gaadiidka, Dekedaha dalka Qatar sayid Jaasim bin Seyf. kulankan ayaa looga hadlayay dardar galin mashruuca dhismaha dekedda Hobyo.

Heshiisyadii ay horey u kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Qatar ayaa waxaa ka mid ahaa dhismaha dekedda Hobyo, taas oo ay ahmiyad weyn siinayso dowladda Soomaaliya.

halkaan ka daawo Muuqaalka Warbixinta.