Shacabka Hobyo oo Taageeray Dowladda Soomaaliya (Sawirro)
Magaalo xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug ayaa maanta waxaa ka dhacay dibad bax lagu taageerayey dowladda Soomaaliya, sidoo kalena loogu mahadcelinayey Dowladda Qatar. Ka qeybgalayaasha Banaanbaxan ayaa watay boorar ay ku qoran yihiin taageerada Dowladda Soomaaliya, iyo sawiradda Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Shacabka Hobyo ayaa ka codsaday in […]
Continue Reading