Akhriso : Magacyada iyo Sawirada Raggii soo maleegay Qaraxii Waqooyiga Galkacyo

War-Saxaafadeed kasoo baxay Maamulka Puntiland ayaa lagu amray laamaha amaanka in ay gacanta kusoo dhigaan shaqsiyaad magacyadooda la xusay ,kuwaa oo lagu tuhmayo in ay wax ka maleegeen qaraxyadii lagu qaaday Gaalkacyo gaar ahaan xarunta gobolka Mudug. War-Saxaafadeed Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan hay’adaha amniga ee Puntland in ay soo shaqsiyaad ka tirsan kooxda al-shabaab ee […]

Continue Reading

Sawirro: Dufcaddii 16-aad oo maanta ka qalin jebisay Jaamacada Muqdisho

Dufcaddii 16-aad ee Arday oo Jaamacadda Muqdisho ka Qalin-jabiya, ayaa maanta Xaflad loogu sameeyay Muqdisho, taasoo ay ka Qayb-galeen maamulka, macallimiinta hawl-wadeennada kale ee Jaamacada, Waalidiin, Arday iyo marti-sharaf kale. Guddoomiyaha Guddiga sare ee Jaamacadda Muqdisho, Dr. C/raxmaan Macallin C/llaahi (Baadiyow) oo ka hadlay munaasabadda ayaa yiri. “Maanta xafladdaan aan joogo waxay ii leedahay laba […]

Continue Reading

Sawirro: Madaxwayne ku xigeenka Galmudug oo maanta Cadaado kula shiray duubabka dhaqanka iyo gudiga doorashada

Kulanka maanta uu madaxwayne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi, uu layeeshay odayaasha dhaqanka ee Ergada soo xulaya iyo gudigayada doorashooyinka heer gobol iyo heer Federaal ayaa looga hadlay dar dar gelinta hawlaha doorasho ee ka bilaabanaya magaalada Cadaado. Kulanka ayaa sidoo kale wxaa qeyb ka,ahaa saraakiil ka socotay Milatariga Soomaaliya iyo wasaaradda amniga Galmudug […]

Continue Reading

Maareeye “Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo aniga ku jiro baa dhaawacyo fudud soo gaaray”

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir oo goor dhow la hadlayay warbaahinta dowladda ayaa cambaareeyay qarax ismiidaamin oo ka dhacay inta u dhaxeysay Hotelka SYL iyo Ilinka laga galo Madaxtooyada. Maareeye ayaa sheegay in Hotelka uu ka socday labo shir, isagoo xusay in Ciidamada ammaanka ay illaa 500mitir rasaas ku fureen gaariga. “Aniga Hotelka ayaa […]

Continue Reading

“Sawiro”Faah faahin Weerarkii lagu qaaday Hotel SYL

Waxaa faah faahin dheeraad ah ay ka soo baxeysaa weerarka Qaraxa loo adeegsaday ee barkhanimdii maanta lagu qaaday Hotelka SYL ee ku yaalla afaafka hore ee Madaxtooyda Soomaaliya. Xilliga weerarka lagu qaadayay Hotelka SYL ayaa waxaa ka socday shir looga hadlayay amniga, sidoo kale waxaa halkaasi ku sugnaa Mas’uuliyiin ka tirsan Labada Gole ee Dowladda […]

Continue Reading

Sergio Aguero Oo Ka Maqnaanaayo Xulka Argentina

Weeraryahan Sergio Aguero ayaa-lagu qasbay in uu ka maqnaado waajibaadka xulkiisa Argentina Sababtoo ah dhaawac kubka ah. Argentina ayaa la ciyaarayaan  isreebreebka koobka adduunka xulalka Uruguay iyo Venezuela bisha  September,  weeraryahanka ayaa ka maqnaan doona kulamadan qarankiisa ciyaarayaan. Inta lagu jiray kulankii City ay 3-1 kaga badiyeen West Ham United , 28-sano jirkaan waxaa soo […]

Continue Reading

Akhriso: Galmudug oo War-saxaafadeed kasoo saartay Amarkii Puntland ku soo rogtay Gawaarida ka timaada Galmudug

Golaha wasiirada dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta kulan ay Cadaado ku yeesheen ka soo saaray  war saxaafadeed ay uga jawaabayaan Hadal dhawaan ka soo yeeray maamulka putland, oo sheegayayay in gawaarida ka soo galeysa deeganada Galmudug ay san ogolaan doonin putland iyo qodobo dhanaka amaanka ah madaama doorshooyin ay ka dhacayaan Galmudug. Hoose ka aqriso […]

Continue Reading

Sawirro: Shaqaalaha Aadan Cadde Airport oo Shaqo joojin Sameeyey

Inta badan Shaqaalaha Soomaalida ah ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa saaka shaqo joojin iyo banaan bax  ah ka sameeyay afaafka hore ee garoonka diyaaradaha, iyagoo ka cabanaya shirkada Favori ee gacanta ku heysa howlaha garoonka diyaaradaha. Shaqaalahan ayaa ka cabanaya in muddo aanay qaadan wax mushaar ah, iyadoo mudnaanta koowaad la […]

Continue Reading

Sawirro: Gaari qarax siday oo Muqdisho lagu qabtay

Ciidanka Nabad suggidda iyo sirdoonka Qaranka  ayaa gacanta ku dhigay gaari noociisu yahay CARIB kaa soo lagu soo xiray Qarax, islamarkaana la soo dhigay Iskuulka Xaawo Taako ee Dagmada Xamarweyne  Hortiisa Una dhaw Saldhiga Afar-irdood . Ciidamada ay ku guuleestay fur-furidda Qarixii laga soo buuxiyay gaarigaas ,Kaa soo oo aan la ogeyn halka uu ku […]

Continue Reading