GALKACYO WAY FOOLANAYSAA … Qormo Kooban

Galkacyo Waa magaala madaxda gobolka mudug. Waxay Ku Taal bartama soomaaliya, magaalada muqdisho waxay u jirtaa 750km,Waa magaalo bilic ahaan qurux badan oo soo koraysaa waayadan danbe. Dadka Wada dagan magaalada Galkacyo Waa dad lagu xanto ad adeeg iyo karti, hadana malahan doorasho, waa kuwa aan xor aheyn waxaa xargo adag ku haysta QABIIL. Waa […]

Continue Reading

Habeen kasta Hal Dayaarad… W/Qorey: Yusuf Garaad

Khamiis 18-kii August waxaan qoraySubax kasta Soddon Dayaaradood. Waxaan uga hadlay tirada dayaaradaha maalin walba yimaada Soomaaliya ee ka soo ambabaxay Kenya iyo tafaasiishooda sida waxa ay sidaan iyo meelaha lagu baaro. Hadda waa habeenkii. Habeen kasta ugu yaraan hal dayaarad ayaa ka degta garoonka dayaaradha ee Muqdisho iyada oo aan nal ishu qaban karto […]

Continue Reading

Sergio Aguero Oo La Ganaaxay Seddex Kulan

Weeraryahanka Manchester City Sergio Aguero ayaa la ganaaxay seddex kulan kadib markii xusul ku dhuftay daafaca West Ham United ee Winston Reid. 28-sano jirkaan reer Argentine ayaa waxaa danbi ku heleen xiriirka FA kadib baaritaan ay ku sameeyeen dhacdadii ay labada ciyaaryahan loolan kubada uu xusulka ku dhuftay ciyaartii ay Man City ay 3-1 kaga […]

Continue Reading

Sawirro: Hooyoyinka Godinlabe oo soo bandhigay Agabka Dhaqanka Soomaalida

Ururka Hooyoyinka Magaalada Godinlabe ayaa xaruntaa maamulka ku soo bandhigay agabka hidaha iyo dhaqanka u leeyihiin ummadda Soomaaliyeed, ujeedada Bandhigan ayaa ahaa sidii loo nooleyn lahaa dhaqanka Soomaalida oo hoos dhac badan ku yimid dhulka Soomaaliyeed. Dhaqanka Soomaalida ayaa ah mid ku qotoma Miyiga, waxaan inta badan agabka miyada laga adeegsado gacanta ku sameeya haweenka […]

Continue Reading

Imaamyada Masaajidda Sucuudiga oo lagu amray in aysan Habaari karin Yuhuudda

Wasaarada arrimaha diinta ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya  ayaa amar ku siisay 100 kun  oo ah imaamyada Masaajidda waaweyn ee dalkaasi  in ay iska ilaaliyaan siyaasada iyo arrimaha mad-habta diimaha qudbadooda, iyo inay xooga saaraan oo kaliya diinta. Wasaaradda ayaa si gooni ah uga digtay in la inkaaro dad ama waddamo waqtiga salaada, taas oo u […]

Continue Reading

Xirashada Xirsigu waa Sunno. Qore: Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen

Muslimiintu xirziyada waa xirtaan, carab iyo cajamba. Waxay ku xirtaan oo surtaan luqunta, ama cududda, ama dhexda dharka hoostiisa. Waxaana loo xirtaa ayadoo Ilaahay Tacaalaaالله تعالى\ looga magan gelayo shaydaan, cudurro, ilaysi, xaasidnimada iyo dhibaato oo idil. Xirziga waxaa ku dhigan Quraan iyo ducooyin Nabi Muxammad Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam uu […]

Continue Reading

Sawirro: Samsung oo Amartay in Lasoo Celiyo Taleefonka Note 7

Shirkadda Mobile-da Samsung ayaa maanta hakisay iibinta taleefonada gacmeedkeeda Galaxy Note 7, laba toddobaad kadib un markii ay billowday, kadib markii la ogaaday in qaar mid ah ay qarxeen ayaga oo la kaarikeynayo. Koh Dong-jin, oo ah madaxweynaha qeybta taleefon gacmeedka ee Samsung ayaa sheegay in macaamiisha horey u iibsaday taleefonkan loogu beddeli doono taleefono […]

Continue Reading

Yaasiinka!….. W/Qorey: Yuusuf Garaad

Cabdi Muxumed Amiin AUN wuxuu ahaa mu’allif iyo mufakir aragti dheer oo badiyaa xagga siyaasadda iyo bulshada wax ka yiraahda. Wuxuu ahaa halgamaa bulsho iyo mid siyaasadeed. Halkan waxaan ku soo gudbinayaa Heestiisa Yaasiinka Yaasiinka oo ah erayo uu isagu curiyay taas oo ah tusaale dhaxal-gal ah:   Anigoo yamaarug yulbinaaya Anigoo yartedya yaaq la […]

Continue Reading