Wasiir Maareeye oo xilalkii ka qaaday Agaasimayayaal

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa xilka ka qaaday Agaasimihii Radio Muqdisho C/fataax Daahir Jeyte, waxaana xilka Agaasimaha Radio Muqdisho loo magacaabay Yaxye Cali Faarax. Sidoo kale Agaasimihii Telefishinka SNTV ayaa waxaa laga qaaday Liibaan Cabdi Cali, waxaana loo magacaabay Faarax Salaad Dharaar. Agaasimaha Wakaaladda Wararka ee SONNA ayaa loo magacaabay Cali […]

Continue Reading

Ciidamada Dowladda oo la wareegay Guriceel

Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel gobolka Galgaduud ayaa sheegay in ay gudaha magaalada isaga baxeen ciidankii Ahlu Sunna, waxaa saaka saldhiga magaalada iyo goobaha muhiimka ah lagu arkayey ciidamada Dowladda. Dad weyne farabadan ayaana isugu soo baxay bartamaha magaalada. Ciidankii Ahlu Sunna ayaa la sheegayaa inuusan ka fogeyn magaalada, lamana oga ujeedada bixitaankooda. Sidan oo […]

Continue Reading

Golaha Wasiirada XFS oo ansixiyay Miisaaniyada 2020ka

Golaha wasiirrada ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel mariyay ku tala galka miisaaniyadda dawladda ee sannadka 2020 oo dhan $469.5 Milyan. Kororka ku yimid miisaaniyadda 2020, badankeed waa mushaar loo kordhiyay ciidamada qalabka sida oo askari waliba uu heli doono mushaar dhan $200 bil waliba. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo kulanka guddoominayay ayaa u mahad […]

Continue Reading

Daacish oo xaqiijisay geerida al-Baghdadi

Ururka Daacish ayaa bayaan uu soo saaray ku xaqiijiyey geerida hoggaamiyihii kooxda Abu Bakr al-Baghdadi, islamarkaana inuu beddelo u magacaabay Abu Ibrahim al-Hashimi al-Quraishi. “Waxaan ka tacsiyeyneynaa…taaliyihii kooxda” waxaa sidaas bayaan cod ah oo uu aqriyey ku yiri Abu Hamza al-Quraishi, oo lagu sheegay afhayeenka kooxda. Baghdadi, oo Daacish hoggaaminayey tan iyo sanaddii 2014, silamarkaana […]

Continue Reading

Duufaan ku Wajahan Xeebaha Soomaaliya

Duufaantii ugu cusleyd muddo 12-sano ah ee lagu arko badda carbeed ayaa u soo leexatay xeebaha bari ee Soomaaliya, sida ay sheegtay saadaashu. Duufaantaan oo loogu magacdaray Kyarr ayaa lagu tilmaamay tii ugu cuslayd ee lagu arko badda carbeed muddo 12 sano ah, sida uu daabacay maanta Jaraa’idka Washington Post. Dufaanta ayaa ku socota xawaare […]

Continue Reading

Dhuusamareeb: QIIMEEYTEEYDA. [Aragti]

Dhuusamareeb: QIIMEEYTEEYDA. Markaan si dhow u xuuraansaday siyaasadda gabidhacleeyneeysa ee Galmudug iminka ka taagan, si kooban u rog rogay, waxaan odorosay suurtagalnimada qodobadan hoos ku qoran: In Dowlada Federalka ay Wadaadada Ahlusunna Waljameeca – AWJ siiso 35 Xubnaha Baarlamaanka cusub ee Galmudug. Inkasta oo uu Macalim Maxamud sida kaliya uu 100% ku qanci karo ay […]

Continue Reading