Goormee la dooranayaa Kursiga ay ku loolamayaan Sh. C/qaadir iyo Saabir?
Waxaa heer gabagabo ah maraya doorashada ka socota magaalada Cadaado, waxaana ka harsan ilaa 7 kursi oo kala ah : Saddex kursi Beesha Mareexaan Hal kursi Beesha Ceyr Hal kursi Beesha Saleebaan Hal kursi Beesha Shiikhaal Hal kursi Beesha Duduble Kursiga Beesha Saleebaan/heysow ayaa ah kan ugu loolanka adag, waxaana u sharaxan laba musharax oo […]
Continue Reading