MAALMAHAYGII MUQDISHO….

MAALMAHAYGII MUQDISHO Hordhac’ Dal burburray, qaran dumay, dawlad ay ka la daateen hay’adeheedii oo dhan, ee soo maray walina ku jira; dagaallo sokeeye, ee beelo, diin, dhaqaale iyo damac kursi isugu jira, muuqa, muunadda, maamuuska iyo misaalka uu noqon karo, laga qaadan karo, laguna qaadan karo kaliya, ayaan aragtideyda gaaban sida ay i la tahay, […]

Continue Reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgalaya shirka Midowga Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saakay ka ambabaxay magaalada Muqdisho isaga oo ku sii jeeda Magaalada Adis-Ababa ee Dalka Ethiopia. Madaxweynaha iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeyb-galaya shir Madaxeedka Midowga Africa oo maanta ka furmaya Magaalada Adis-Ababa. Shirka ayaa looga hadlayaa arrimo ay ka mid yihiin, Hiigsiga horumarineed ee Qaarada […]

Continue Reading

Maxaan ku soo arkay magaalada Hobyo Godan?

Muddo sanad iyo laba bilood kadib ayay ii suurtagashay inaan booqasho ku tago magaalada qadiimiga ah ee HOBYO GODAN ee koofurta gobolka Mudug, Waa magaalo xeebeed istaartiiji ah, dadka ku dhaqan ayaa ku tiirsan kaluumeysiga iyo xoolaha nool, iyo beerahana. Magaalada Hobyo ayaa ka soo kabanaysa daqaradii dagaalada sokeeye, waxaa bishii Feberaayo 2016 Hobyo yeelatay […]

Continue Reading

Maxaa ka cusub Khilaafka Siyaasadeed Galmudug?

Waxaa maalmahaan dagan xaalada siyaadeed ee dowlad goboleedka Galmudug, Magaalada Cadaado oo ah xarunta kumeelgaarka ah Galmudug ayaa laga dareemayaa hoos u dhac ku yimid dhaqdhaqaaqii siyaasadeed ee maalmo dhaweyd ka jiray. Dadweynaha ayaa ku jahwareeray halka ay wax u socdaan, waxayna inta badan aaminsan yihiin C/kariin Guuleed uu la haray Galmudug, halka xildhibaanada badankood […]

Continue Reading

Sawirro: 194 Xildhibaan oo taageeray Xasan Sh. Maxamuud

Kulan lagu taageerayey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka dhacay Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho, kulan ayaa waxaa kasoo qeybgalay 194 xildhibaan oo labada aqal ah, Madaxweyne Xasan Sheekh, C/kariin Xuseen Guuleed Madaxweynaha Galmudug iyo Cali Guudlaawe Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle. Munaasabadan ayaa waxaa khudbado ka jeediyey dhowr xildhibaan iyagoo sheegay in taageerayaan in […]

Continue Reading

Akhriso: Liiska 24 Musharax Madaxweyne isdiiwaangaliyey

Guddiga Qaban qaabada Doorashada ayaa ku dhawaaqay inay isdiiwaan galiyeen 24-Musharax oo u taagan qabashada xilka madaxweynaha, iyadoo la soo gaba gabeeyay diiwaan gelinta Musharaxiinta, Kuma jiraan wax dumar ah musharixiinta is diiwaangalisay. Halkaan ka Akhriso Magacyada Musharaxiinta Rasmiga ah. Sheekh Shariif Sheekh Axmed Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke. Cabdiqaadir Cosoble Cali. Maxamuud Maxamed Culusow. Maxamuud […]

Continue Reading

Sawirro: Ardayda SIMAD-Cadaado oo Qurxinaya Xarunta Jaamacadda

Ardayda dhigata Jaamacadda SIMAD faraceeda Cadaado ayaa wado olole sare loogu qaadayo bilicda xarunta jaamacadda. Olalahan ayaa isugu jira dhireynta xarunta jaamacadda, birta Calanka iyo qoraalo lagu xardhay darbiyada jaamacadda. Ardayda jaamacadda SIMAD Cadaado ayaan dhawaan doortay guddiga ardayda oo loo soo gaabiyo ASOS, waxa ayna gudoomiye u doortay Aadan Cali Maxamed, arintaan sare u […]

Continue Reading