Sawirro: Doon sidda Badeecado ganacsi oo ku wajahan dekada Hobyo

Doon weyn oo u raran ganacsato Soomaaliyeed ayaa xalay kasoo shiraacatay dalka imaaraatka carabta, doontaan ayaa ku wajahan dekada Hobyo. Waa doontii labaad shixnad ganacsi u sida Hobyo oo ka soo shiraacata dalkaas, doontaan ayaa sidda gawaari nuucada raaxada ah, raashin, shidaal iyo bagaash, waxaana la filayaa in maalmaha soo socda gaarto dekeda Magaalada Hobyo, […]

Continue Reading

Khataraha Adeegga EVC Plus uu ku leeyahay Amniga qaranka

Shirkado isgaarsiin oo badan ayaa waxay bixiyaan adeegg xawaalad lacageed ku saleysan taleefanka gacanta maadaama uu aad usoo kordhay adeegsida taleefonadda gacanta , 40% ayay gaarayaan dadka qaangaarka ee isticmaala adeegga xawaaladaha mobile ka taasoo fududeysay lacaga is dhaafsiga waxayna kobcisay arintaas dhaqaalaha wadanka marka dhan laga eego . Laakiin hadana kama marna khataro fara […]

Continue Reading

Kursigii ugu dambeyey beelaha Somaliland oo Muqdisho lagu dooranayo

Magaalada Muqdisho maanta waxaa ka dhaceysa Doorashada xubnaha xildhibaanada Golaha shacabka ee ka imaanaya Degaanada Soomaaliland. Doorashada maanta dhaceysa ayaa waxaa lagu dooran doonaa Hal kursi oo keliya, maadaama uu yahay midkii ugu dambeeyay ee Golaha shacabka Degaanada Soomaaliland, sida ay sheegeen Guddiga Hirgelinta Doorashada Dadban ee Heer Federaal. Kursigan ayaa waxaa ku tartamaya Labo Dumar […]

Continue Reading

Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay degmada Qoryooley

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabellaha hoose dagaal u dhaxeeyay ciidamada Shabaab iyo kuwa Amisom ayaa xalay wuxuu ka dhacay Degmadaasi. Dagaalkaan ayaa yimid kadib markii Shabaab ay weerareen difaaca ciidamada Amisom ee Degmada Qoryooley, halkaasi oo  labada dhinac rasaas kala duwan isku weydaarsadeen. Ciidamada Amisom iyo Shabaab ayaa […]

Continue Reading

Ganacsade Xalay lagu dilay Beledweyne

Rag ku hubeysan bistoolado ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay degmada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku dileen mid kamid ah ganacsatada ugu caansan magaaladaasi. Ganacsadaha la diley ayaa lagu magacaabayey Muumin C/lle Xasan, waxaana lagu dilay xaafadda Kooshin gaar ahaan Laanta Cilmi Loos ee magaalada B/weyne. Dilka kadib waxaa goobta gaarey ciidamo ka tirsan […]

Continue Reading

Akhriso: Magacyada Musharixiinta Madaxweyne ee isdiiwangaliyey (Sawirro)

Diiwaangalinta musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maraysa heer gabangabo ah, waxaana ka haray hal maalin oo kaliya. Hadaba halkan hoose ka akhriso Magacyada Musharaxiinta is diiwaan gelisay:- 1- Shariif Sheekh Axmed 2-Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke 3- Maxamuud Maxamed Culusow 4- C/qaadir Cosoble Cali 5- Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) 6- Maxamed Cali Ameeriko 7-  C/naasir Maxamed Cabdulle […]

Continue Reading

Maxay Dumarku u Ooyaan?….

Wax sahlan maaha in jawaab deg-deg ah aan markiiba u keeno su’aasha ah maxey dumarku u ooyaan marka xaalad qabsataba? Alle SW ayaa innaga og oo abuuray, hase yeeshee waxaan idin soo gudbinayaa sheeko aan doorbiday in aan idinla wadaago waxeyna ku bilaabaneysaa sidan: Wiil yar ayaa weydiiyay hooyadii, “Maxaad u ooyaysaa?” Hooyadii ayaa ugu […]

Continue Reading

Alshabab oo qabsaday Saldhiga ciidamada Kenya ee Kulbiyow

Dagaalyahanada kooxda Al-Shabaab ayaa qabsaday saldhigii ciidamada Kenya iyo kuwa dowladda Soomaaliya ee magaalada Kulbiyow ee J/Hoose, oo 18 km u jirta xuduudda Kenya. Tobaneeyo dagaalyahanada Al-Shabaab iyo ciidamada ah ayaa la rumeysan yahay in weerarka lagu dilay hase yeeshee weli lama xaqiijin tirada rasmiga ah. Wararka ayaa sheegaya in guddoomiyihii degmadaasi Maxamed Tooxyare Nuux […]

Continue Reading