Dagaal Xalay ka dhacay deegaanka Qalimow Shabelada Dhexe
Wararka ka imaanaya deegaanka Qalimow oo ka tirsan Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya AlShabaab xalay inay dagaal ku soo qaadeen fariisin ciidamada dowladda ay halkaasi ku leeyihiin. Dagaalkaan oo dhexmaray ciidamada Milateriga iyo Shabaab, ayaa inta la og yahay waxaa ka dhashay Khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira oo soo kala gaaray labadii dhinac ee […]
Continue Reading