Xildhibaan ku geeriyooday Muqdisho

Wararka Maanta

Innaa Lillaah Wa innaa Ileyhi Raajicuun, waxaa caawa isbitaalka Digfeer magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Saciid Geeddi oo ka tirsanaa Barlamaanka Federaalka Soomaaliya.

FB_IMG_1486939883942

Jannadii Fardowsa Alle ha ka waraabiyo.
Xildhibaanka ayaa muddooyinkan xanuunsanayey wuxuuna ahaa mudanaha kaliyah ee aan ka qeyb galin doorashadii 8-dii bishan.

Guddoonka Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid Xildhibaanka.