Ciidamada Huwanta oo Caawa ku hoyanaya duleedka Hobyo

Wararka caawa naga soo gaaraya magaala xeebeedka Hobyo ayaa sheegay in halkaasi galabta gaareen ciidamada xulufada duulaanka ku ah degmada Xarardheere. Ciidamadan oo wata in ka badan 30 gaari dagaaal ayaa fariisin ka sameystay duleedka magaalada Hobyo, waxaana la filayaa in ay halkaas ku hoydaan caawa, ciidamadan ayaa saaka kasoo kicitimay magaalada Bacaadweyne. Dhanka kale […]

Continue Reading

Akhriso: Duulimaadyadii 22 bishan imaan lahaa Garoonka Aadan Cadde oo la joojiyey

Wasaaradda Gaadiiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa sheegay in la hakiyay Duulimaadka Garoonka Adan Cadde ee 22-Bishaan, maadaama maalintaas ay ku aadantahay Caleema Saarka Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Halkaan ka Akhriso War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya.

Continue Reading

Qarax Xooggan oo ka dhacay Beledweyne

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in qarax miino oo dhulka lagu Aasay uu ka dhacay Magaalada Baledweyne. Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in Qaraxa lala eegtay Kolonyo ay la socdeen ciidamo Itoobiyaan ah oo marayay Xaafadda Buundo Labaad ee Baledweyne. Qaraxa ayaa ahaa mid xooggan oo […]

Continue Reading

Somaliland oo si kulul ugu jawaabtay Dowlada Somalia

War Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxtooyada Somaliland ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay faragelin qaawan ay ku heyso Madaxbaanida degaanada maamulka Somaliland. War Saxaafadeedka ayaa sidoo kale waxaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay dhibaato ku heyso degaanada maamulka Somaliland ,islamarkaana ay colaad ka hurinayso. Somaliland ayaa sidoo kale tilmaamtay in ay qalad aheyd […]

Continue Reading

Wararkii ugu dambeyey Saaka Guluf dagaal ee degmada Xarardheere

Waxaa saaka dagan goobihii lagu diriray shalay galab, Alshabaab ayaana ku sugan goobahaas, waxaana wali go’an wadooyinka isku xira Camaara, Ceelhuur iyo Caad, halkaas oo ay difaacyo culus ka sameysteen ciidamada Alshabaab. Dhanka kale ciidamada Huwanta ayaa xalay ku hoyday magaalada Bacaadweyn ee gobolka Mudug, waxaana ayaa saaka u dhaqaaqeen dhanka degmada Hobyo, waxaana suurtagal […]

Continue Reading

Faafaahin dagaal galabta ka dhacay deegaanka Cadaleey gobolka Mudug

Waxaa maanta abaara 10:30 barqanimo ciidamada huwantu ka dhaqaaqeen magaalada Camaara, iyagoo u baxay laba wado oo kala aada Caad iyo Ceelhuur. Alshabaab ayaa iyaguna gooyey labada wado oo ay ciidanku ku baxeen, waxaana dhacday in maanta duhurkii kadib ciidankii aaday dhanka Caad ay dib ugu laabteen magaalada Camaara, halka ciidankii ku baxay dhanka Ceelhuur […]

Continue Reading

Ciidamada isgarabsanaya oo ka dhaqaaqay Camaara

Wararka naga soo gaaraya magaalada Camaara ee koofurta gobolka Mudug ayaa sheegaya in goordhow halkaas ka ruqaansadeen ciidamada isgarabsanaya, ciidamadan oo isugu jira Soomaali iyo ajnabi ayaa u dhaqaaqay dhanka koofuureed wadada Aada deegaanka Caad. Ciidamadan ayaa waxaa hawada ka taageeraya diyaarado dagaal, dhanka Xarardheere xaalada magaaladu waa dagan tahay, inta badan ciidamada Alshabaab ayaa […]

Continue Reading