Wada hadalada Galmudug iyo Ahlu sunno oo beri Furmaya
Maamulka Galmudug ayaa sheegay wada hadalka u dhaxeeya Galmudug iyo Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusunna in uu furmi doono, si loo sii amba qaado wada hadalka labada dhinac. Wasiirka Dastuurka iyo Dib u heshiisiinta Maamulka Galmudug Cusmaan Maxamed Cali (Socdaal) oo la hadlay Risaala ayaa sheegay in berri oo Sabti ah Magaalada Muqdisho uu ka furmi […]
Continue Reading