Sawirro: Ahlu-Sunno oo sii daysay wariye C/llaahi Warsame
Maamulka Ahlu sunno gobolada dhexe ayaa xabsiga ka sii daayey wariye Cabdullaahi Warsame Rooble oo muddo 12 maalmood ah xabsiga ay ku hayeen. Wariye Rooble ayaa u shaqeynayey idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho, waxaana soo daynta wariyahaan gacan ka geystay gudoomiye ku xigeenka NUSOJ C/fitaax Xasan Faarax iyo waxgaradka deegaanka. Wariyaha ayaa intii uu xirnaa […]
Continue Reading