Alshabaab oo 2 Askari ku gowracay duleedka Mahadaay
Al-Shabaab ayaa Gowracay 2 Askari oo ka tirsan Milatariga Soomaaliya meel ku dhaw Degmada Mahadey ee Gobalka Shabeelaha Dhexe. Barta Internete-ka oo ay isticmaalaan Al-shabaab ayaa Goordhaw lagu Baahiyay in ay Gowraceyn labo ka mid ah Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo saakay hal saac ka soo baxay Deegaanka Biya Cadde waxaana lagala dagey Gaari Homey oo […]
Continue Reading