Hirshabeelle : waan ka fiirsaneynaa Xiriirka Dowlada Dhexe

Wararka Maanta

Golaha wasiirada dowlad goboleedka Hirshabeelle oo Jowhar ku yeeshay shir aan caadi aheyn ayey uga hadleen cadaalad darro ay ka tabanayaan dowlada Federaalka.

Warsaxaafadeed ay soo saareen ayay dowlada uga dalbadeen in ay deg deg uga jawaabto dalabkooda, haddii kale ay ka fiirsanayaan wadashaqeynta ay la leeyihiin dowlada dhexe.

FB_IMG_1494085503935 FB_IMG_1494085508319