AlFanaan Abuukar Darwiish oo geeriyooday

Allaha u naxariistee Waxaa Magaalada Boosaaso Caawa Ku Geeriyooday Fanaan Abuukar Yuusuf Axmed (Darwiish) Oo ahaa Abwaan Mulaxam Iyo Fanaanba Wuxuu Horey uga Tirsanaa Kooxda Waaberi Puntland Kadibna Galayrada Geeska oo isu badalay Koxda Badacas ee Muqdisho. Allaha u naxariisto fanaanka ayaa udub dhexaad u ahaa fanka cusub, wuxuuna si aad looga yaqaanay deegaanada Puntland […]

Continue Reading

G/Sare Saadaq Cumar oo loo magacaabay Taliyaha NISA Gobolka Banaadir

Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ah Gaashaanle Sare Saadaq Cumar Xasan ayaa goordhow loo magacaabay Taliyaha Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaran Qeybta Gobolka Banaadir. Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa G/Sare Saadaq loogu magacaabay jagadaas, Mr. Saadaq ayaa labadii sanoo ugu dambeysay ahaa Taliya NISA qeybta Galmudug. Waxaana la filayaa in dhawaan sarkaal […]

Continue Reading

Sawirro: Xaflad lagu taageerayey Madaxweyne Xaaf oo Nairobi lagu qabtay

Xafladii ugu horeysay ee lagu taageerayey Madaxweynaha Cusub Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. Munaasabadan ayaa waxaa soo agaasimay jaaliyadda Galmudug ee Kenya, waxaana kasoo qeybgalay qeybaha kala ee bulshada, waxaana lagu taageeray Madaxweynaha cusub Galmudug. Ka qeybgalayaasha ayaa Barlamaanka Galmudug ugu hambalyeyey inay guteen waajibkii saarnaa […]

Continue Reading

Sawirro: Madaxweyne ku xigeenka oo Casho sharaf u sameeyey Xildhibaanada Galmudug

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa xalay casho sharaf u sameeyey xildhibaanada Galmudug. Casha sharaftaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Madaxweyne ku xigeenka, Gudoomiye ku xigeen 2-aad Barlamaanka, Wasiiro iyo xildhibaano. Kooxda fanka ee Waaberi Galmudug ayaa maaweeliyey martidii kasoo qeyb gashay madasha, waxaana goobta lasoo jeediyey hadalo u badan mahadcelin. Shalay […]

Continue Reading

Alshabaab oo Sarkaal sare looga dilay Shabeelaha Hoose

5tii May 2017 ayey Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyed iyo ciidamada Mareykanka hawlgal ay si wadajir ah isaga kaashadeen, waxa ay ku dileen sida ay sheegtay dowladda Federalka Somaliya Hoggaamiyihii Al-Shabaab ee Shabellaha hoose Macalin Cismaan Cabdi Badil iyo saddex ciidamada Shabaab ah. Qoraal ka soo baxay Dowladda Federalka Somaliya, ayaa lagu sheegay dhimashada Sarkaalkaasi inay […]

Continue Reading

Sawirro: Madaxweyne Xaaf oo la kulmay M. Keating

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay danjire Micheal Keating. Mr. Keating ayaa Axmed Ducaale ugu hanbalyeeyey inuu ku guuleystay Madaxweynanimada Galmudug, waxaana uu ku amaanay in dib u heshiisiintu tahay arinta ugu horeysa ee uu rabo inuu wax ka qabto. Sidoo kale […]

Continue Reading

Dowlada Federaalka oo ka hadashay Doorashadii Madaxweynaha Galmudug

Maalinitii Talaadada ee Taariikhdu ahayd May 2, 2017 ayaa wafti uu hogaaminayo wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiinta Cabdi Faarax Saciid (Juxa) oo ka koobnaa wasiirro, xubno ka socda labada aqal ee Baarlamaanka Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ku tageen caasimadda ku meelgaarka ah ee Dawlad Goboleedka Gal-Mudug si ay Korjoogayaal iyo markhaanti […]

Continue Reading

Sawirro: Askarigii Maraykan ee lagu dilay Somalia

Warbaahinta Maraykanka ayaa saacadihii la soo dhaafay warbixino kala duwan ka qoray askarigii ka tirsanaa ciidamada Maraykanka ee shalay lagu dilay Somalia. Askarigan oo la oran jiray Kyle Milliken ayaa ahaa 38 jir ka tirsanaa ciidamada gaarka ah ee Maraykanka gaar ahaan qeybta Falmouth oo ka tirsan degaanka Maine. Kyle Milliken ayaa noqday askarigii ugu […]

Continue Reading