Daawo: Wararka Safarkii Farmaajo, Ciidamo Puntland oo la keenayo Galmudug
Halkaan ka daawo wararkii ugu dambeeyey safarkii Farmaajo, Ciidamo Puntland oo la keenayo Galmudug, Alshabaab oo la wareegay Bacaadweyne iyo warar kale.
Continue ReadingWarar Xaqiiqo ah waa Astaanteena
Halkaan ka daawo wararkii ugu dambeeyey safarkii Farmaajo, Ciidamo Puntland oo la keenayo Galmudug, Alshabaab oo la wareegay Bacaadweyne iyo warar kale.
Continue ReadingWararka laga helayo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa sheegaya in lacagtii shalay Booliska sheegeen inay gacanta ku dhigeen ay laheyd gabar ganacsato ah oo lagu magacaabo Sabiriin C/qaadir Isaaq. Ehelada gabadha ayaa sheegay in gabadha ay Kenya uga Ganacsato dahab, waxaana gabadha saaka soo gaartay Muqdisho, iyadoo hadda ku sugan Saldhigga Booliska garoonka diyaaradaha, booliska […]
Continue ReadingMadaxweyne Farmaajo ayaa ku sii jeeda dalka Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Congo, wararka ayaa sheegaya in dal kalena uu tagi doono, kaddib safarkiisa DR Congo. Ilo ku dhow dhow Madaxtooyada ayaa sheegaya in safarkiisa uu la xiriiro wada hadal la filayo in laga dhex bilaabo Soomaaliya iyo Kenya. Madaxweynaha DRC Felix Tshisekedi ayaa ah Madaxa Midowga […]
Continue ReadingWararkii ugu dambeeyey xaaladaha Siyaasadeed ee Soomaaliya halkaan ka daawo, waxaa soojeedinaya Wariye Mahad Nuurre. Kusoo biir Youtube-keena
Continue ReadingBartilmaameedka: Shiinaha Sidee Washington iyo Wall Street ay u qorsheynayaan in ay u diidaan hormar dhaqaale Drogonka Aasiya(China). W/Q: Dalmar Cabdi Raage Buuggaan waxaa qoray F. William Engdahl oo u dhashay dalka Mareykanka. F. William waa qoraa aaminsan aragtida Shirqoolka (Conspiracy Theorist), waxa uuna ku xeel-dheer yahay sida cilmi baaris loogu sameeyo dhaqaalaha iyo taariikhda, […]
Continue ReadingAkhriso: 41-ka Xildhibaan ee Farmaajo 2-bada sano ugu daray Dalalka ay dhalasho ka heystaan iyo Maamul goboleedyadooda!! Golaha Shacabka ee waqtigoodu dhammaaday ayaa fadhi uu yeeshay 12-kii bishan waxaa uu Farmaajo ugu daray 2 sano taasi oo ah hor yimaadeen aqalka sare, maamul goboleedyada, madasha Badbaado qaran, bulshada rayidka iyo xataa beesha caalamka oo ay […]
Continue ReadingBeesha Caalamka ayaa wadajir uga horyimid qaraarkii Muddo kordhinta Madaxweyne Farmaajo Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Kanada, Denmark, Midowga Yurub (EU), Finland, Faransiiska, Jarmalka, Urur-Goboleedka IGAD, Ireland, Italy, Netherlands, Norway, Spain, Sweden, Switzerland, Boqortooyada Ingiriiska, Mareykanka, iyo Qaramada Midoobay waxay aad uga walaacsanyihiin meelmarinta 12kii Abriil uu Golaha Shacabka meelmariyay qaraar lagu bedelayo heshiiskii […]
Continue ReadingThe Centre for Peace and Democracy CPD has received support from Oxfam Novib through Local Humanitarian Leadership (Nexus) project to support Wash and Protection activities for host and IDP community members in Adado and Abudwak Districts of Galmudug State, Somalia. The project’s objective is to enhance communities’ access, storage & management of clean water, improve […]
Continue ReadingThe Centre for Peace and Democracy CPD has received support from Oxfam Novib through Local Humanitarian Leadership (Nexus) project to support Wash and Protection activities for host and IDP community members in Adado and Abudwak Districts of Galmudug State, Somalia. The project’s objective is to enhance communities’ access, storage & management of clean water, improve […]
Continue ReadingThe Centre for Peace and Democracy CPD has received support from Oxfam Novib through Local Humanitarian Leadership (Nexus) project to support WASH and Protection activities for host and IDP community members in Adado and Abudwak Districts of Galmudug State, Somalia. The project’s objective is to enhance communities’ access, storage & management of clean water, improve […]
Continue Reading