Gaalkacyo oo ku guuleysatay Koobka Degmooyinka Galmudug 2018 (Sawirro)
Garoonka ciyaaraha Cabdullaahi Ciise Magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug ayaa galabta waxaa lagu soo gabangabeeyey koobka degmooyinka Galmudug 2018. Koobkan ayaa sanadkan waxaa marti galisay Gaalkacyo, waa sanadkii ugu horeeyey ee la qabto, waxaana qaban qaabadiisa iska kaashaday wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Galmudug, Xiriirka Olympic-da Galmudug iyo bulshada Galkacyo. Koobkan ayaa bilowday 26 August 2018, […]
Continue Reading