Maxkamadda Ahlu Sunna oo 6 Bilood ku xukuntay Wariye Tooxow
Maxkamadda Degmada Dusmareeb ee ururka Ahlu Sunna ayaa maanta xukun sharci darro ah ku riday wariye Maxamed CabdiWali Tooxow, wariyahan ayaa muddo 10 maalmood ah sifo sharci darro ah ugu xirnaa Ururka Ahlu Sunna. Waxaana ay ku eedeeyeen inuu idaacadda kulmiye u diray war uu ku sheegayo in Alshabaab yimaadeen deegaano u dhow Dusmareeb. Wariyaha […]
Continue Reading