Yaa Dilay Aamina Xusseen Xassan ?
Warkii ugu danbeeyay ee na dhex mara 7 casho ka hor intaan lagu toogan gudaha fasalkay dhiganaysay Aamina waxaa ka mid ahaa ‘’Adeer saraakiil laba wajiilayaal ah ayaa kusoo batay Hay’addii. Naftayda kuwaas ayaan uga baqayaa Shabaabka ayagaa ka xun’’, Aamina oo 10 Gu’ iyo dheeraad ka mid ahayd Saraakiisha Hay’adda Nabad Sugidda Soomaaliya waxay […]
Continue Reading