DF oo u diyaar garoobeysa todobaadka xoriyadda

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay u diyaar garoobeyso Todobaadka xoriyadda oo fooda inagu soo haya, waxaa sidaasi lagu sheegay kulan shalay ay yeesheen Golaha Wasiirada Soomaaliya. Maalmaha fooda inagu soo haya ee todobaadka xoriyadda waxaa ka mid ah 57 sano guuradii ka soo wareegatay 1960-kii markii ay midoobeen labada gobol. Dowladda Soomaaliya waxay […]

Continue Reading

Shirkii looga hadlayay midaynta canshuuraha dalka oo la soo gaba gabeeyay “SAWIRRO”

Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle ayaa maanta soo xiray shir looga arinsanayey sidii loo midayn lahaa canshuuraha furdooyinka ee dalka, waxaana shirka ka soo qayb galay Wasiirada Maaliyadda Maamulada Gobolada, Gudiga Baarlamaanka u qaabilsan arrimaha Maaliyadda, Gudiga dib u habaynta Maaliyadda, Bangiga Dhexe iyo khubaro ka socotay Wasaaradda Maaliyadda. Shirka ayaa daba socday […]

Continue Reading

Sawirada;-Kulan udhexeeya maamulada putlaan iyo Galmudug oo maanta kadhacay galkacyo

Waxaa maanta magaalada galkacyo dhinaceeda waqooyi lagu qabtay kulan ay kasoo qeebgaleenmasuuliyiin iskugu jirta wasiiro xildhibaan ka kala socda maamulada galmdug iyo putlaan waxaan kulanka looga hadlaay sidii xal loogu heli karo maxaa ladaha amni daro ee kataagan magaalada galkacyo waxaa sidoo kale kulanka qeebka ahaa odayaasha dhaqanka labada maamul iyo maamulada galkacyo ee putlaan […]

Continue Reading

DAAWO SAWIRRADA : Shir weyne ka furmay Muqdisho

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furtay Shirweye Qaran oo ah dib u heshiisiin. Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed , waxaana looga hadlaya sida ugu wanaagsan ee xal looga gaari karo khilaafka u dhaxeeya Bulshadda Soomaaliyeed. Waxaa Shirkaan horay u iclaamiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya […]

Continue Reading

IGAD oo wakiil cusub u soo Magacowday Soomaaliya

Urur Goboleedka IGAD,ayaa wakiil cusub u soo magacaabatay Soomaaliya Sida lagu xusay Warmurtiyeedkii kasoo baxay Ururkaasi ee ku saabsanaa Shirkii IGAD ee dalka Itoobiya lagu soo gabagabeeyay. Wakiilka cusub ee lasoo Magacaabay Soomaaliya waxaa lagu magacaabaa Maxamed Cali Guyo, waxaana uu xilkaas kala wareegay Maxamed Cabdi Afeey. Magacaabista ayaa timid ka dib markii Hay’adda Qaramada Midoobey […]

Continue Reading

Mas’uuliyiinta Ciidamada oo booqday degaanka Laanta buuro

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya iyo sidoo kale Abaanduulaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Maanta degaanka Laanta Buuro ku booqday ciidamadii Milatariga ee dhawaan laga saaray Magaalada Muqdisho. Ciidamada  halkaasi lagu diyaariyay,waxaana loogu tala galay in ay Weerar ku qaadan dagaalyahanada Al-Shabaab. Abaanduulaha Ciidamada Cabdullaahi Cali Caanood ayaa Wararku waxa ay sheegayaan in Saraakiisha Ciidamada uu u […]

Continue Reading

Wasiiro Maanta ku shiraya Balcad

Golaha Wasiiradda Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta Markii ugu horeysay  Shir ku yeelanaya degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Kulanka  Maanta ka dhacaya Magaalada Balcad ayaa waxaa warbixino looga dhageysan doonaan Wasiiro ka tirsan maamulka Hirshabeelle. Waxaa uu sidoo kale kulanka golaha Wasiirada Hirshabeelle diirada lagu saari doono horumarinta degaanada maamulka Hirshabeelle iyo sidoo  kale […]

Continue Reading