Maraakiib dagaal oo loo soo diray biyaha Soomaaliya
Dowladda Iiran ayaa laba markab oo kuwa dagaal ah usoo dirtay biyaha caalamiga si ay qeyb uga noqdaan howlgalka ka dhanka ah Burcad badeeda Maraakiibta dagaalka Iiraan ayaa ka soo shiraacday dekedda magaalada Bandar Abbas iyagoona kusii jeeda dalka Cuman halkaasi oo ay kaga sii gudbi doonaan badweynta hindiya iyo gacanka cadan. Maraakiibtaan ayaa ka mid […]
Continue Reading