Guddi Wasiiro ah oo gaaray Galgala
Wararka naga soo gaaraya degaanka Galgala ee gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay gaareen Wasiiro ka tirsan maamulka Puntland. Wasiiraddaan ayaa waxa ay yihiin Guddi loo xilsaaray baarista dhibaatadii dhawaan ka dhacday degaanka Afurur ee gobolka Bari. Markii ay gaareen degaanka Galgala ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay ciidamo ka tirsan maamulka Puntland […]
Continue Reading