Manchester United Oo Kalsooni Ku Qabta In David De Gea Hishiis Cusub Saxiixo Si Dhaqso Ah

Manchester United ayaa kalsooni ku qabta in David De Gea uu saxiixi doono qandaraas cusub oo muddo dheer ah iyadoo wadahadaladii ay ku bilowday si aan caadi aheyn, sida laga soo xigtay Independent. Xiddiga reer Spain ayaa u saxiixay kooxda ka dhisan Old Trafford xagaagii 2011, waxaana uu si aad ah u bartilmaameedsanayay goolhayaha ugu […]

Continue Reading

Everton Oo Baadi Goobaysa Seydou Doumbia

Weeraryahanka kooxda Sporting Lisbon Seydou Doumbia ayaa lagu soo waramayaa inuu bartilmaameed u yahay kooxda Everton. Ciyaaryahanka reer Ivory Coast ayaa qaab ciyaareed cajiib ah lasoo baxay tan iyo markii uu ku biiray kooxda reer Portugal isagoo kasoo dhaqaaqay Roma xagaagan, waxa uu goolal ka dhaliyay Steaua Bucharest iyo Olympiacos ee Champions League. Dhanka kale, […]

Continue Reading

Ilkay Gundogan Oo Ku Soo Laabanaya Tababarka Maalmo Kadib

Manchester City ayaa xaqiijisay in Ilkay Gundogan la filayo inuu ku soo laabto tababarka maalmaha soo socda. Ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa ku soo bilowday kulankiisii ​​ugu horeysay tan iyo bishii December ee kulankii arbacada ee EFL Cup wareegiisa seddexaad ee West Bromwich Albion. Gundogan, oo hore ugu dhaawacmay jilibka midig, ayaa dhaawac soo gaaray ka […]

Continue Reading

Julen Lopetegui Oo U Sheegay Diego Costa Inuu Xaliyo Arrimaha Kooxdiisa, Hadii Kalena Uu Waayi Doono Booskiisa Koobka Aduunka

Tababaraha xulka Spain Julen Lopetegui ayaa uga digay Diego Costa in uu seegi doono booskiisa xulkooda Koobka Aduunka haddii uusan si dhaqso ah u xalinin mustaqbalkiisa. 28 jirkaan ayaa haatan ku jira shaqo joojin Chelsea ah, iyadoo tababare Antonio Conte uu ku guuldareystay inuu seego xagaaga. Costa ayaa diiday inuu ku laabto Stamford Bridge isagoo […]

Continue Reading

Neymar Oo Ka Dalbaday Paris Saint-Germain Inay Iibiso Edinson Cavani

Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain Neymar ayaa dalbaday in kooxda ay iska iibiso Edinson Cavani ka dib markii ay isku dhaceen dhamaadka Isbuucaan. Labada nin ayaa la arkay iyagoo ku murmaya garoonka, waxa ayna ku doodeen qofka qaadan lahaa rigoorada loo dhigay  intii ay ku guda jireen kulankii 2-0 kaga badiyeen Lyon habeenkii Axada, iyadoo Cavani […]

Continue Reading

Ander Herrera Oo Waqti Dheer Sii Joogaayo Manchester United

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Ander Herrera ayaa lagu soo waramayaa inuu diyaar u yahay inuu mustaqbalkiisa u hibeeyo kooxda muddo dheer, inkastoo ay xiiseyneyso kooxda reer Spain ee Barcelona. 28-jirkaan ayaa kooxda Manchester United xilli ciyaareedkan waxaana uu ku soo bilowday hal kulan isagoo dhamaan ka soo muuqday seddex jeer. Barcelona ayaa lagu […]

Continue Reading