Manuel Neuer Oo Dhaawac Soo Gaaray

Tababaraha Bayern Munich Carlo Ancelotti ayaa lagu soo waramayaa inuu soo wajahay walaac ka dib markii goolhaye Manuel Neuer uu dhaawac soo gaaray intii lagu jiray tababarkii Isniintii. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Germany, kaasoo waqti dheer ku maqnaa dhaawac jilibka ah bishii March, ayaa la sheegay inuu cagtiisa jebtay islamarkaana u baahan dib u […]

Continue Reading

Ousmane Dembele Oo Garoomada Ka Maqnaan Doono Ugu Yaraan Afar Bil

Barcelona ayaa xaqiijisay in Ousmane Dembele uu afar bilood garoomada ka maqnaan doono ka dib uu dhaawac soo gaaray. 20 jirkaan ayaa Camp Nou uga soo biiray Borussia Dortmund xagaagan suuqa kala iibsiga ciyaartoyda, waxaana lagu qiimeeyaa 97 milyan ginni. Hase yeeshee, laacibka  Faransiiska ah ma uusan helin bilowgii ugu fiicneyd, inkastoo 25kii daqiiqo ee […]

Continue Reading

Paulinho Oo Badbaadiyay Barcelona

Paulinho  ayaa goolka guusha u gacan galiyay  Barcelona ka caawiyay inay sedex dhibcood ka helaan kooxda Getafe, laakiin Ousmane Dembele ayaa ka dhaawacmay. Xidigan ayaa ayaa Bedel ku soo galay islamarkaana dhaliyay goolka guusha xilli Barcelona ay ku dhawaatay in ay barbar dhac gasho waxaana ay sii wadaan inay si fiican ku bilowdaan xilli ciyaareedka […]

Continue Reading

Alvaro Morata Oo Doonaya In Chelsea Uu U Qaado Champions League

Weeraryahanka Chelsea Alvaro Morata ayaa qirtay inuu doonayo inuu gacanta ku dhigo koobka Champions League xilli ciyaareedkii labaad. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Spain ayaa qeyb muhiim ah ka qaatay guushii Real Madrid ee xilli ciyaareedkii hore, isagoo dhaliyay seddex gool sagaal kulan oo uu saftay. Morata, ayaa sidoo kale ka ciyaaray finalka iyadoo kooxdiisa […]

Continue Reading

Kolo Toure Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ciyaaraha Ka Fariistay Islamarkaana Si Dhakhso Ah Ugu Biiray Shaqaalaha Kooxda Celtic

Celtic ayaa ku dhawaaqday in Kolo Toure uu la shaqeyn doono macalin Brendan Rodgers isagoo qeyb ka ah shaqaalihiisa kooxda,waxa uuna  ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha kubada cagta. 36 jirkaan ayaa 17 kulan u saftay kooxda Bhoys tartamada oo dhan xilli ciyaareedkii hore, oo ay ku jiraan sagaal jeer oo ay ku guuleysteen guushoodii […]

Continue Reading