Dowlada Soomaaliya oo Dhuusamareeb kadajisay diyaarado sida Saanad Ciidan

Ciidamo dheeraad ah ayaa saaka ka degay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, kuwaasoo diyaarado looga qaaday magaalada Muqdisho. Sida wararku sheegayana Ciidamadan ayaa waxaa wehliya saanad hub, waana markii u horeysay ee dowladda ay hub ka dejiso Dhuusamareeb loogu tala galay Ciidamada la wareegay ammaanka magaalada. Maalin ka hor ayay aheyd markii sidan oo kale […]

Continue Reading

Axmad madoobe oo wada hadal lafuray qaar kamida golaha isbadal doonka jubaland

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa wada hadalo la bilaabay qaar ka mid ah Siyaasiyiintii ka soo horjeeday dib u doorashadiisa, isagoo xalay aqalka Madaxtooyada ku qaabilay labo ka mid ah Musharaxiinta is bedel doonka ahaa. Axmed Madoobe ayaa la kulmay Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul iyo C/qaadir C/raxmaan Khaliif oo ka mid ahaa siyaasiyiinta ka […]

Continue Reading

Daawo:NISA oo kuguuleysatay furfurista qarax loo dhigay xildhibaan katirsan galmudug

Ciidanka Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka qeybta Galmudug ayaa saaka furfuray qarax la dhigay irridda guri uu dagan yahay xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Galmudug. Guriga qarax la hordhigay ayaa ku yaala xaafadda Waaberi magaalada Cadaado, waxaana xildhibaanka guriga daganaa lagu magacaabaa Xildhibaan Cabdullaahi Cumar Maxamuud oo ku magac dheer Gurey Geesey. ciidanka nabad sugid ayaana […]

Continue Reading

Golaha wasiirada cusub oo saacadaha soo socda lagu dhawaaqi doono

Ilo ku dhow dhow Xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa xaqiijinaya in saacadaha soo socda lagu dhawaaqi doono Golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya. Sida ay sheegayaan warar ay heshay ceelhuur.com Salaada Maqrib kaddib ayaa la filayaa in si rasmi ah loogu dhawaaqo Wasiirada cusub. Munaasabad kooban oo ka dhici doonta Xarunta Madaxtooyada ayaa laga shaacin doonaa […]

Continue Reading

Sawirro:Faah faahino laga helayo gaari ku qarxay Ex Control Afgooye

Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa Gaari Walxaha Qarxa siday oo ay qabteen Ciidanka ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku Qarxay Ex Control Afgooye. sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka. Gaarigan ayaa waxaa gacanta ku dhigay Ciidanka ammaanka Degmada Deyniile, kadib markii ay ka war heleen in uu siday Qarax, intaasi kadibna uu Qarxay Gaariga. […]

Continue Reading

Guddoonka baarlamaanka oo shaaciyay xilliga uu furmayo Kalfadhiga 1-aad ee Golaha shacabka

Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka uu si rasmi ah u furi doono maalinta Arbacada ah ee soo socota oo ay taariikhdu ku beegan tahay 01-March-2017. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa yiri “waxaan ku wargelinayaa Jaalleyaasha Golaha Shacabka in ay […]

Continue Reading

Daawo:Gudiga qaran ee gurmadka abaaraha oo deeq lacageed gaarsiiyay maamulka Galmudug

Xubno kasocday Gudiga Qaran ee gurmadka abaaraha ayaa maanta lacag gaareysa boqol iyo konton kun oo doller ku wareejiyay dowlad goboleedka Galmudug Lacagtan oo loogu talagalay dadka abaaruhu saameeyeen ayaa gudiga waxaa ka gudoomay madaxweyne kuxigeenka Galmudug waxaana goob joog ka ahaa gudiga gurmadka abaaraha Galmudug gudoomiyaha ururka haweenka Qaranka Somaliya Batuulo sheekh Axmed oo […]

Continue Reading

Daawo:jaaliyada galmudug ee sweden oo deeq gaarsiiyay dad abaareysan

iyadoo abaaro bahsan ay kajiraan deegaanada galmudug ayaa jaaliyada galmudug eedalka sweden waxay deeq soo gaarsiiyeen dadka aabrtu saameysay ee kunool deeganada kala ah docoley,hobyo, xinlabi,biyagaduud,ceelhuur,cadakibir barakacayaasha kunool degmada baxdo  iyo deegaano kale. waxaana jaaliyadu ay deeqdaan uwakiiltay gaarsiinta daaka abaartu saameysay xildhiaan c/laahi faarax sandheere iyo cismaan macalin xasan geele oo katirsan qurba joogta […]

Continue Reading