Maxaa ka cusub xaalada deegaanka Caad gobolka Mudug?

Xalaada goobihii shalay lagu dagalamay ee deegaanka Caad degmada Xarardheere gobolka Mudug ayaa dagan, waxaana gacanta ku haya ururka Alshabaab, Ciidamada deegaanka ayaa dib uga gurtay halkaas, Waxaana Alshabaab xalay gubeen tuulo lagu magacaabo DHAABBE oo u dhow Caad. Sidoo kale Alshabaab ayaa wadada u dhaxeysa Caad iyo Camaara u galay 2 gaari oo siday […]

Continue Reading

Akhriso: Galmudug oo War-saxaafadeed kasoo saartay Amarkii Puntland ku soo rogtay Gawaarida ka timaada Galmudug

Golaha wasiirada dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta kulan ay Cadaado ku yeesheen ka soo saaray  war saxaafadeed ay uga jawaabayaan Hadal dhawaan ka soo yeeray maamulka putland, oo sheegayayay in gawaarida ka soo galeysa deeganada Galmudug ay san ogolaan doonin putland iyo qodobo dhanaka amaanka ah madaama doorshooyin ay ka dhacayaan Galmudug. Hoose ka aqriso […]

Continue Reading