Kheyre oo baajiyay Safarkii Kismaayo
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa baajiyay Safar lagu waday in uu ku taggo Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Jubbaland. Sababta ayaa lagu sheegay in ay tahay in Maanta lagu waddo in Magaalada Muqdisho la keeno Meydka Wasiirkii dastuurka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta. Wafdi […]
Continue Reading