Wararkii ugu dambeeyey Xaalada Muqdisho (Sawirro)
Banaanbaxyo rabshado wata ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii askari boolis ah uu isgoyska Howl wadaag ku dilay Deeq Fooley Cabdullahi Baaslaawe oo ahaa darawal Bajaaj, wiilkan 24 jir ah, ayaa waxaa lala dilay nin rakaab ah oo Bajaajta saarnaa. Dibadbaxayaasha ayaa taayaro ku gubay isgoysyada Howlwadaag, Bakaaraha, Dabka iyo km4. Waxaana ciidanka […]
Continue Reading