Akhriso: Heshiis laga gaaray Arrimaha Galmudug (Ahlusuna oo loo ogolaaday 20-kursi…)

Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in heshiis laga gaaray khilaafkii u dhaxeeyay dowladda Federaalka iyo Ahlusuna ee ku aadanaa arrimaha dhismaha Maamulka Galmudug.   Wada hadalo maalmihii la soo dhaafay u socday Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka iyo Hoggaanka Ahlusuna ayaa kama dambeys waxaa saaka laga gaaray heshiis buuxa, iyadoo la xaliyay tabashooyinkii […]

Continue Reading

Deg deg:Al-shabaab oo weerar dhowr jiho ah ku qaaday xerada Hiil wayne ee ciidanka XDS

Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay caawa weerar ku qaadeen Xerada Hiilweyne, halkaasoo ay xarun u aheyd Ciidan ka tirsan Xoogga dalka. Sida wararku sheegayaan Al-Shabaab ayaa dhowr jiho ka weeraray xerada, waxaana wararka qaar sheegayaan inay gudaha u galeen. Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya […]

Continue Reading

Dowlada oo ku dhawaaqday in lasoo afjaray weerarkii lagu qaaday Hotel SYL

Hadda oo ay saacadda Afrikada bari tahay 2:00-am ayay dawladda Soomaaliya sheegtay in ay soo afjartay weerarkii Hotel SYL caawa fiidkii lagu qaaday. Dawladda ayaa sheegtay in weerarka ay ku dhinteen shan qof oo laba kamid ah ay yihiin askarta dawladda, laba kalana shacabka, halka qofka kale uu ahaa garsoore maxkamaddeed. Sidoo kale dawladdu waxay […]

Continue Reading

Faah faahin ka soo baxaya toogasho laba qof loogu geystay degmada Wanlaweyn

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo fiidkii hore ee xalay ka dhacay degmada Wanlaweyn ee gobolka Sh/Hoose. Sida wararku sheegayaan, weerarka waxaa geystay rag ku hubeysan qoriga AK-47, iyagoo toogasho ku dilay nin lagu magacaabi jiray Cusmaan Cirbad oo ahaa Macalin wax ka dhigga Dugsi Caruurta lagu baro […]

Continue Reading

Dhoobo Daareed oo lagala laabtay xasaanadii xildhibaanimo ee baarlamaanka puntland

Baarlamaanka Puntland ayaa fadhi uu maanta ku yeeshay magaalada Garowe waxaa uu xasaanaddii Xildhibaannimo ka qaaday Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland C/xakiin Dhoobo Daareed. Mooshin laga keenay C/xakiin Dhoobo Daareed oo ahaa xasaanad ka qaadid kursiga Xildhibaannimo ayaa waxaa saxiixay illaa 38 xildhibaan, waxaana lagu soo eedeeyay inuu ku xadgudubay dastuurka Puntland iyo xuduudaheeda. Fadhiga […]

Continue Reading

Nabadsugida Jubbaland oo soo bandhigtay Nin askari ku dilay Kismaayo

Ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay nin la sheegay inuu askari ku dilay magaalada Kismaayo, kana qaatay qorigiisa. Sida lagu shaaciyay barta Facebook ee Nabadsugida Jubbaland, ninka la soo qabtay ayaa la sheegay in habeen ka hor uu si gaadmo ah ku dilay askari lagu magacaabayay Maxamed Yare, kana qaatay qorigiisa. Ciidamada […]

Continue Reading

Madaxtooyada Puntland oo Mooshin kale ka diyaarisay Dhoobodaareed

Ilo’ xog-ogaal ah ayaa xaqiijiyay in xukuumadda Puntland ay dabada ka riixayso mooshin xubinnimada Baarlamanka looga saarayo, guddoomiyihii hore ee Golaha Wakiilada Puntland xil. Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo). Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka, ayaa la xaqiijiyay in ay saxiixeen mooshinka, oo ay ku qoran yihiin eedaymo ka dhan ah xil. Cabdixakiin Dhoobo, islamarkaana Golaha looga dalbanayo […]

Continue Reading

Maxkamadda Ciidamada oo Xukun ku riday Askari dilay Haweeney ganacsata aheyd

Dable Xogga Dalka Cabdullaahi Cali Cumar ayaa loo heystaa dilka Marxuumad Dhibaay Maleele Maxamed oo ganacsata aheyd, dilkaas oo ka dhacay degmada Wallaweyn ee gobalka Shabeellada Hoose 23 May sanadkan. Eedeysanaha oo muddo baxsad ka ahaa hey’adaha Amniga   ayaa  xafiiska Xeer Ilaalinta  01 August ee Sanadkan  waxa uu weydiistay Garsoorka in la siiyo waaran lagu […]

Continue Reading