Taxanaha Qeybtii 1 aad “Maqaalkii Kabtan Jilacsan kooxdiisu guul ma gaarto asaguna kaalin ma hantiyo”

Taxanaha Qeybtii 1 aad “Maqaalkii Kabtan Jilacsan kooxdiisu guul ma gaarto asaguna kaalin ma hantiyo” Taxanaha Qeybtii 1-aad. Sidii aan ku xusay qodobka 1-aad ee taxanaha aan soo bandhigi doono waxaan qeybtaan uga hadlayaa astaamaha, qeybaha iyo doorarka kooxda anigoo qormada qeybataan 1-aad xooggeeda diiradda ku saari doona Kabtanka iyo laba kaaliye ee sare. Waxaan […]

Continue Reading

Baarlamaanka oo su’aalo waydiinaya wasiirada Amniga,duulista hawada iyo taliyaha Booliska

Waxaa goor dhow furmay kulankii gaarka ahaa ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka su’aalaha ku weydiinayeen Wasiirada Amniga Maxamed Abuukar Islow, Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed C/llaahi Salaad (Oomaar) Kulanka ayaa waxaa shir guddoominaya Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka C/weli Ibraahim Muudeey, iyadoo ay soo xaadireen ilaa 120 Xildhibaan. Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa waxay su’aalo […]

Continue Reading

Hargaysa:Qoys dhamaantood ku geeriyooday guri kusoo dumay

Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in afar qof oo isku qoys ahaa ay ku geeriyoodeen, kaddib markii gurigooda ku soo dumay. Sida wararku sheegayaan roobab xoog leh oo ka da’ayay magaalada ayaa sababay guriga ay degenaayeen qoyskan inuu soo dumo. Qoyskan geeriyooday ayaa kala ahaa aabbe, hooyo iyo labo carruur ah oo ay […]

Continue Reading

Duufaanta Pawan oo soo gaartay deegaano ka mid ah Puntland

Duufaanta Pawan ayaa la sheegayaa inay soo gaartay deegaano ka mid ah Xeebaha Soomaaliya, gaar deegaanada Maamulka Puntland, iyadoo ay saameyn kala duwan ay yeelatay.   Roobab xooggan oo ka da’aya deegaao ka mid ah Puntland iyo duufaanta Pawan ayaa la sheegay inay sababeen inuu hakad galo isu socodka, waxaana lagula taliyay shacabka ku nool […]

Continue Reading

Gaari lagu rasaaseeyey gobolka Mudug.

Maleeshiyo hubeysan ay xalay rasaas ku furay gaari ay la socdeen shacab, Gaarigan ayaa lagu rasaaseeyay Tuulada Ceel Akhwaan, wuxuuna  ka yimid Gelinsoor, isagoo uu ku sii jeeday magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Wararka ayaa sheegaya in rasaasta lagu furay gaariga uu ku geeriyooday hal ruux, halka labo kalena ku dhaawacmeen. Goobjoogayaal ayaa sheegaya in […]

Continue Reading

Al-shabaab oo Fatwo kasoo saaray hadalkii C/raxmaan C/shakuur

Warbaahinta Al-Shabaab Al-Andalus ayaa barnaamij gaar ah ka diyaarisay hadal dhowaan ka soo yeeray C/raxmaan C/shakuur Warsame oo uu ka jeediyay Xaflad ka dhacday dalka Jarmalka. Barnaamijkan oo lagu wareystay Qaar ka mid ah Culimada taageersan Al-Shabaab ayay si cad u sheegeen in C/raxmana C/shakuur ku beeniyay xadiis ka sugnaaday Nabi Muxamed (NNKH), waxaana ay […]

Continue Reading

Xasan Sheekh oo ka digay muddo korsi lagu sababeeyo duruufo aan doorasho lagu qaban karin

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoraal ka soo saaray doorashooyinka la filayo inay dalka ka dhacaan iyo hadal heynta ku aadan in muddo kororsi loo sameeyo hey’adaha dastuuriga qaarkood. Qoraal dheer oo bartiisa Facebook ku soo daabacay ayuu kaga hadlay taariikhda doorashooyinka Soomaaliya laga soo bilaabo sanadkii 1964 illaa 2016, isagoo ka […]

Continue Reading

Dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo ka qarxay deegaano ka tirsan Mudug

Faah faahin ayaa ka soo baxaya dagaal geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo labo maleeshiyo beeleed ku dhex maray deegaano ka tirsan Gobolka Mudug. Dagaalkan ayaa ka dhacay tuulo ku dhow deegaanka Af barwaaqo oo dhacda bariga gobolka Mudug, iyadoo la soo sheegayo in ku dhowaad 10 ruux ay ku dhinteen, halka tiro […]

Continue Reading

Gudoomiyhii Degmada Awdheegle oo la dilay

Wararka ka imaanaya gobalka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in guddoomiyhii degmada Awdheegle Maxamed Yarow lagu dilay qarax miino. Qaraxa ayaa waxaa sidoo kale ku dhaawacmay saddex ka mid ciidamada ilaalinayay guddoomiyha geeriyooday. Qaraxa lala beegsaday gudoomiyha degmada Awdheegle ayaa dhacay xilli uu gudoomiyha marayay inta u dhaxeysa degmada Awdheegle iyo deegaanka Sabiib oo isla Awdheegle […]

Continue Reading

C/raxmaan C/Shakuur : “ma ahi caami dhega wayn uu wadaad kitaab gaablow ah bursan karo.”

Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook kaga jawaabay Eedeyntii ay Culimada qaar u jeediyeen. Waxaan baraha bulshada ku arkay fal celin laga sameeyey khudbad aan kula hadlay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Jarmalka ku nool, gaar ahaan qayb aan ku daafacayey kaalinta haweenka ee dhanka siyaasadda iyo bulshada. Falcelinta waxay u badnayd mid togan, […]

Continue Reading