Soomaaliya ka gudubtay wajiga sadaxaad ee Barnaamijka deyn cafinta SMP3
War Qoraal ah oo ka soo baxay Hay’adda Lacagta Aduunka ayaa lagu sheegay in Hay’adda iyo dowladda Federaalka soomaaliya ay isku afgarteen ka gudbidda wajiga sadaxaad ee Barnaamijka deyn cafinta loona gudbay qeybta afaraad oo soconaysa bishan May ilaa bisha Jully ee sanadka soo aadan ee 2020-ka. Hay’adda lacagata waxa ay u soo jeedisay madaxda […]
Continue Reading