Suldaan Cabdirashiid Dhurre oo lagu dilay Kismaayo
Magaalada Kismaayo Xarunta kumeelgaarka ah maamulka Jubbaland ayaa waxaa dabley ku hubeysan Qoriga AK47 ku rasaaseeyeen Suldaan Cabdirashiid Muuse Dhurre oo ka mid ahaa Salaadiinta beeshaa Gaaljecel. Allaha u naxariistee Suldaanka ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaal magaalada Kismaayo, halkaas oo la geeyey isagoo dhaawac ah. Weerarka lagu qaaday Suldaanka ayaa dhacay xilli uu ka soo […]
Continue Reading