Kheyre oo 40 cisho kadib ku laabtay Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Muqdisho ka dib 40 cisho oo uu ku sugnaa deegaanada Galmudug. Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa intii uusan ka tagin Dhuusamareeb booqday ciidanka Kumaandoosta Danab oo maanta la wareegay Amniga garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb. Kheyre ayaa intii uu ku sugnaa deegaanada Galmudug ayaa caqabad badan […]
Continue Reading