Warsaxaafadeed: Shirka Wasiirada Warfaafinta DFS iyo Dowlad goboleedyada

Wasaaradaha Warfaafinta Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada Soomaaliya, ayaa shir wada-tashi ah ku yeeshay magaallada Muqdisho kaas oo looga hadlay iskaashiga labada heer ee wasaaradaha gaar ahaan dhanka wacyigelinta. Shirka waxaa ka qeyb galay wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Daxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Wasiirka Warfaafinta Puntland Mudane Cali Xasan Axmed, WasiiWarfaafinta Koofur-Galbeed […]

Continue Reading

Agaasimihii Wasaaradda Amniga DFS oo shaqadii laga joojiyey

Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa shaqo joojin ku sameeyay Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Yuusuf Cali Maxamed oo ka mid ahaa Agaasimayaasha mudada dheer xilalka ka haya Wasaaraddaha Xukuumadda. Wasiir Ducaale ayaa si Kumeelgaar  ah xilka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha ugu magacaabay Axmed Cabdi Kooshin, waxaana la faray Hey’addaha amniga dowladda […]

Continue Reading

Ciidanka Danab oo Howlgal ka fuliyey deegaanka Camaara gobolka Mudug.

Ciidanka sida gaarka ah u tababaran Danab ee Qeybta 21aad Ciidanka Xoogga Dalka ayaa saaka howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanka Camaara gobolka Mudug. Camaara ayaa 200 km bari uga beegan tahay degmada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug. Ciidankan Howlgalka fuliyey oo ka yimid Gaalkacyo ayaa aroortii hore ee saaka lagu arkay xaafadaha Camaara, goobjoogayaal ayaa inoo […]

Continue Reading

Saciid Deni oo magacaabay Guddigga doorashooyinka Puntland

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa lagu magacaabay 9 xubnood oo ah guddigga doorashooyinka Puntland, wareegtada ayaa u qornryd sidan: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 58, Ogoosto, 17, 2019 ku magacaabay Guddiga ku-meelgaar ka ah ee Doorshooyinka Dowladda Puntland Madaxweynaha Dowladda Puntland. Markuu arkay: Qodobka 80-aad iyo […]

Continue Reading

Xogta Shirka Dib u heshiisiinta Dhuusamareeb

Magaalada Dhuusamareeb caasimadda Dowlad goboleedka Galmudug waxaa markii labaad dib u dhacay Shirka dib u heshiisiinta beelaha Galmudug oo guddiga shirku horey u sheegeen inuu furmi doono 17 August 2019. Ergadii ugu horeysay ee ka qeybgalaysa shirkan ayaa Dhuusamareeb gaaray, iyadoo diyaarad kasoo qaaday magaalada Muqdisho, waxaana Ergadan ka socdeen beelaha Duduble, Murusade iyo Saruur. […]

Continue Reading

Natiijada Doorashada Guddoonka Barlamaanka Jubbaland

Doorashada Guddoonka Barlamaanka 2aad ee Jubbaland ayaa maanta ka dhacday magaalada Kismaayo xarunta kumeelgaarka ah maamulka Jubbaland. Guddoomiyaha Baarlamaanka 2-aad ee  Jubbaland waxaa markale loo doortay Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan oo helay 55 cod, halka musharixii la tartamay Xuseen Shiinow ayaa helay 18 cod. Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Jubbaland waxaa isku soo sharaxay hal […]

Continue Reading

Dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Deynuunaay

Al-shabaab Iyo Ciidanka dowladda oo ku dagaaalamaya Deegaanka Deynuunay ee duleedka Baydhaba. Saaka salaaddii subax ayaa la sheegay in ciidamada AL-shabaab ay weerar ku qaadeen saldhigga islamarkaana dagaalkoobnaa kaddib la wareegeen. Ilo ku sugan Degaanka ayaa xaqiijiyay in Ciidamada dowladda ka baxeen saldhigga markii uu dagaalka muddo socday islamarkaana Al-shabaab halkaas la wareegeen. Sidoo kale […]

Continue Reading