Shirkii dib u heshiisiinta beelaha galmudug oo markii 4aad dib udhac ku yimid

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in dib u dhac uu ku yimid shirweynihii dib u heshiisiinta Galmudug ee loo balansanaa maanta oo Arbaco ah. Inkastoo inta badan ergooyinka ka qeyb galaya shirka ay ku sugan yihiin magaalada, hadana waxaa la ogeyn sababta keentay dib u dhaca maanta, iyadoo uu Ra’iisul […]

Continue Reading

Kenya oo dalbatay in dib loo dhigo dhagaysiga kiiska dacwada badda ee soomaaliya kala dhexeeya

Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah u dalbatay in la hakiyo dhageysiga kiiska dacwadda Badda ee kala dhaxeysa Soomaaliya, kaasoo lagu wado in Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ay bilowdo 9-ka bishan. Sida uu qoray wargeyska Dailynation ee ka soo baxay dalka Kenya, dowladda Kenya ayaa codsigeeda qiil uga dhigtay inay dooneyso in waqti ay […]

Continue Reading

Agaasimihii hore ee madaxtooyada hirshabeele oo Al-shabaab isku dhiibay

Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhigay muuqaalka iyo codka mid ka mid ah Agaasimayaashii hore ee Madaxtooyada Hirshabelle oo isu soo dhiibay. Xasan Cumar Axmed “Xasan Mahdi” oo dhowr bilood ka hor laga qaaday xilka agaasimaha madaxtooyada Hirshabelle ayaa lagu soo bandhigay warbaahinta taageerta Al-Shabaab. Warbaahinta ayaa xustay in Xasan Mahdi uu ku sugan yahay xarunta […]

Continue Reading

Sanbaloolshe ma wuxuu ka shalaynayaa hadalkii uu sida geesinimada leh uyiri?

Kadib waraysi uu todobaadkaan gudihiisa uu siiyay dalsan tv taliyihii hore ee hay’ada nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Amb cabdullaahi maxamad cali sanbaloolshe ayaa maanta war bixin kale oo qoraal ah lasoo wadaagay bulshada soomaaliyeed Sanbaloolshe waraysigiisa waxyaabaha uu uga hadlay murankana dhaliyay ayaa ahaa arimaha siyaasada qabaliga ah sanbaloolshe ayaa sitoosa u qeexay in […]

Continue Reading

Banaan baxyo looga soo horjeedo xariga wasiir janan oo kasocda jubooyinka

Boqolaal ka mid ah Shacabka ku nool deegaano ka tirsan gobolada Jubbooyinka ayaa waxaa ay dhigayaan banaanbaxyo ay uga soo horjeedaan xariga ay dowladda Federaalka Soomalaiya u geysatay Wasiirka Amniga Jubbaland C/Rashiid Xasan Cabdi Nuur (Janan) Shalay ayaa banaanbaxyo waxaa ay ka dhaceen degaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolada Jubboyinka iyo Gedo,waxana si la mid […]

Continue Reading

Faaf-faahin:Dagaal xalay ka dhacay buula burde

Faah faahin ayaa ka soo baxaya dagaal u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan dowladda, kuwa AMISOM ee ka socda Jabuuti iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab, kaasoo ka dhacay deegaanka Qansaxle ee galbeedka degmada Buulo Burde. Dagaalka ayaa yimid kaddib markii dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen fariisimaha Ciidamada AMISOM ku leeyihiin duleedka Buulo Burde, waxaana la sheegay in […]

Continue Reading

Amisom oo wareejisey amaanka degmada war-shiikh

Ciidamada Nabad Ilaalinta AMISOM ee ku sugnaa magaalada Warsheekh ayaa ku wareejiyay ammaanka degmadaas ciidamada Booliska Maamul Goboleedka Hirshabelle. Munaasabada ku wareejinta amniga ciidamada Booliska Hirshabelle oo dhowaan tababar ugu soo xirmey magaalada Jowhar ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meeyre Makaraan (Axmed Faal),Taliyaha Ciidanka Booliska Hirshabeella G/sare Xasan Dhicisoow, siihayaha […]

Continue Reading

Faah-faahino kasoo baxaya qarax saaka ka dhacay ex-koontarool afgooye

Faah faahin ayaa ka soo baxaya qarax saaka ka dhacay Ex Koontarool Afgooye ee Muqdisho, halkaasoo Ciidamada Amniga ku baaraan gaadiidka soo galaya magaalada. Ciidamada Amniga ee ku sugan koontaroolka ayaa la sheegay inay joojiyeen gaari nuuca Nooha ah loo yaqaano, kaasoo doonayay inuu wadada xoog ku maro. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada amniga ay […]

Continue Reading

RW xasan cali khayre oo dhuusamareeb ku wajahan

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa inay saacadaha soo socda gaaraan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug, iyadoo qaban qaabo lagu soo dhoweynayo ay ka socoto magaalada. Socdaalka Ra’iisul Wasaaraha ee Dhuusamareeb ayaa lagu sheegay inay dhowr arrimood la xiriirto, sida fulinta heshiiskii dowladda Federaalka iyo Ahlusuna […]

Continue Reading