Al-shabaab oo mudo kordhin usameeyay ergadii soo dooratay xildhibaanada federaalka
Ururka Al-Shabaab ayaa ku kordhiyay muddo toban maalmood ah xilligii ay isku soo diiwaan gelinayaan oday dhaqameedyada iyo ergooyinka soo doortay xildhibaanada federalka. Sida ay daabaceen warbaahinta taageerta Al-shabaab mudadii loo qabtay ergooyinka oo ahayd 45 cisho ayaa ku ekeyd shalay oo Axad aheyd , taariikhduna ku beegneed 01/1/1441 balse Xarakada Al-Shabaab ayaa go’aamisay in […]
Continue Reading