War-Murtiyeed: Shirweynaha Dib-u-Hshiisiinta Galmudug

War-Murtiyeed Shirweynaha Dib-u-Hshiisiinta Galmudug 16ka September 2019 BISMILLAAHI RAXMAANI RAXIIM, Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta, Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha Dib-u-Heshiisiinta Galmudug iyo ergooyinkii shirka ka soo qeybgalay oo ay hoggaaminyaan duubaabka dhaqanka ee beelaha Galmudug, waxa ay si weyn ugu faraxsanyihiin in ay si habboon ugu qabsoommeen kulammadii hordhaca ahaa ee xallinta khilaafaadka (17kii August […]

Continue Reading

Xaaf Ducaale oo xiritaankii shirka dib u heshiisiinta shahaado lagu gudoon siiyay

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo soo xiray Shirka Dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa ku dhawaaqay in loo gudbay wajigii labaad ee qorshaha dhammaystirka dhismaha maamul mideysan oo hana qaada, kana tarjuma hiigsiga iyo himilada bulshada Deegaannada Galmudug.   Madaxweynaha ayaa bogaadiyay dadaalka mideysan ee heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ee horseeday qabanqaabada iyo qabsoomidda Shirweynahan, […]

Continue Reading

Sawiro:Madaxwayne Farmaajo oo siwayn loogu soodhaweeyay Dhuusamareeb

Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug. Madaxweyne Farmaajo ayaa waxa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee magaalada Dhuusamareeb ku soo dhoweeyay mas’uuliyiin uu ka mid ahaa Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan,Wasiirada Amniga iyo Gudaha ee Xukumada Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow, Xildhibaano […]

Continue Reading

Al-shabaab oo qarka usaaran inay jaraan wadada balcad iyo muqdisho

Wararka laga helayo degmada Balcad ayaa xaalad cabsi ah ay xalay ka taagneyd degmadaas, kaddib markii la sheegay in dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab oo aad u fara badan lagu arkay inta u dhaxeysa Balcad iyo Muqdisho. Sida wararku sheegayaan dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa soo buuxiyay deegaano u dhaxeeya Muqdisho iyo Balcad, waxaana deegaanada lagu […]

Continue Reading

Dowlada soomaaliya oo imaaraatka ku qasabtay joojinta dhismaha saldhiga milatari ee berbera

Imaaraadka Carabta ayaa muddo ku howlaneyddhismaha saldhig Ciidan oo ay ka dhiseyso Magaalada Xeebta ah ee Berbera, iyadoo cuskaneysa heshiis ay la gashay maamulka Somaliland. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa in mudo ah dacwad ka iyo ashtako ka waday arrinta dhismaha saldhiga Berbera, iyadoo dowladdu ku doodeysey in ay xadgudub tahay in dowladda UAEay Saldhig ciidan […]

Continue Reading

Ciidamo gaadiidka gurmadka looga daabulay baladwayne oo dhuusamareeb ku wajahan

Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo muran ka dhex dhaliyay oday dhaqameedyada gobolka Hiiraan iyo dowlada Federalka loo qaaday magaalada Dhuusamareeb. Ciidamadan oo muddo sanad ah ku tababaranayay xerada Lama-galaay ee magaalada Beledweyne ayaa la sheegay in ay qeyb ka noqon doonaan ciidamo howlgalo ka fulinaya gobolka Galgaduud. Duqeyda […]

Continue Reading

Eratariya oo boqolaal askari utababaraysa soomaaliya

Warar lagu kalsoonaan karo oo aan helnay ayaa sheegaya in boqolaal askari oo loo soo tababarayo dowladda Federaalka tababar loogu qaaday dalka Eritrea oo sanadkii hore laga qaaday cunaqabateyntii uu saaray Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey. Sida wararku sheegayaan ciidamada tababarka loogu qaaday Eritrea ayaa lagu sheegay inay gaarayaan illaa 500 illaa 600 oo askari, […]

Continue Reading

Madaxwayne Farmaajo oo ku wajahan Dhuusamareeb

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maalinta berri ku sii jeeda magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, halkaasoo uu ka socdo shirweynaha dib u heshiisiinta. Sida wararku sheegayaan Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu ka qeyb galo gabagabada shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug oo muddo todobaad ka socday Dhuusamareeb, kana qeyb galeen […]

Continue Reading