Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo isla qiray in arimaha muranka badda aysan saameyn ku yeelan xiriirka labada dal

Wasiirada  Maaliyada Soomaaliya iyo Kenya ayaa sheegay in khilaafka dhinaca badda ah ee ka dhexeeya labada dal  aysan wax saameyn ah ku yeelanayn arrimaha gargaarka, ganacsiga iyo isu socodka dadka ee xadka kala qeybiya labada wadan. Labada wasiir oo shir jaraaid ah si wadajir ah uga hadlay magaalada Washington ee dalka Maraykanka oo lagu qabtay […]

Continue Reading

Gudiga Golaha Shacabka ee diyaarinta sharciga doorashooyinka oo gaaray dhuusamareeb

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug waxaa gaaray Wafdi ka socda Xubnaha Guddiga KMG ah ee  soo diyaarinta Sharciga doorashooyinka qaranka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Wafdiga oo ka ambabaxay Magaalada Muqdisho ayaa marka hore tegay Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, iyaga oo uga soo gudbay dhinaca Magaalada Dhuusamareeb. Guddoomiyaha guddiga Doorashooyinka Ee Baarlamaanka Soomalaiya  Xildhibaan C/laahi […]

Continue Reading

Dowlada oo Hobyo geysay Doonyo Hub fara badan sida

Wararka ka imaanaya degmada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ay gaareen Doonyo siday Hub fara badan, kuwaasoo laga qaaday magaalada Muqdisho.   Sida wararku sheegayana doonyahan hubka siday ayaa la sheegayaa in dowladda Federaalka ay ugu tala gashay Ciidanka xoogga dalka ee qeybta 21aad. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in […]

Continue Reading

Agaasimaha Maamulka IMF oo taageertay dadaallada Soomaaliya ee Qorshaha Deyn Cafinta

Agaasimaha maamulka IMF, Kristalina Georgieva oo kulan la yeelatay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa shaacisay in si buuxda ay u taageersan tahay dadaallada loogu jiro in Soomaaliya laga cafiyo deymaha lagu leeyahay horraanta 2020. “Waxaan kulan mira dhal ah xarunta dhexe ee IMF kula yeeshay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre,waxaan ugu hambalyeeyay dhaqan gelinta […]

Continue Reading

Faah Faahino kasoo baxaya weerar lagu dilay tiro Al-shabaab ah

Maamulka degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in howlgal ay ciidankooda ka sameeyeen wadada u dhaxeysa Buulo Burte iyo Jalalaqsi ay ku dileen 20 ka tirsan Al-Shabaab. Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi Maxamed Nuur Cagajoof ayaa sheegay in xubnahan ka tirsan Al-Shabaab ay saarnaayeen gaari Caasi ah, isla markaana ay wadada u galeen sida uu yiri. […]

Continue Reading

Madaxwayne Farmaajo oo daah furaay Taalooyinka halgamaayadii dalka oo dayactir lagu sameeyay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xarigga ka jaray taallooyinka Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, SYL, Dhagaxtuur, Xaawo Taako iyo Axmed Gurey oo dhammaantood dib u dhis iyo dayactir lagu sameeyey. Madaxweynaha ayaa tilmaamay muhiimadda astaamahan iyo casharrada ma guurtada ah ee shacabka Soomaaliyeed ay waqti kasta kala bixi karaan sooyaalkeenna ay ku […]

Continue Reading

Taliyihii guutada Gorgor ee kumaandooska xooga dalka oo muqdisho lagu dilay

Taliyihii Guutada Gorgor ee Kumaandooska Xoogga dalka Maxaadeey Saleebaan ayaa caawa lagu dilay is rasaaseyn ka dhacday agagaarka Ex Hotelka Naasahablood 2 ee ku dhow Xaawo Taako. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya is rasaaseynta, waxaana la sheegayaa in Ilaalada Hotelka iyo Ciidamo kale oo goobta ka dhowaa ayaa rasaas ku furay gaariga uu saarnaa […]

Continue Reading

Siciid Deni oo diyaar u ah dhex dhexaadinta Jubaland iyo Dowlada federaalka

Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in Puntland ay ka qeybqaadanayso sidii loo xalin lahaa khilaafka ka dhex jira dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Jubbaland. Siciid Deni Madaxweynaha Puntland oo dib ugu laabtay magaalada Boosaaso kadib markii uu ka soo qeybgalay xafladii caleemasaarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa sheegay in siyaasiyiin badan […]

Continue Reading