Axmed madoobe oo wareegto ku magacaabay labadiisa ku xigeen
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Madaxweyne kuxigeenka Koowaad iyo Labaad ee dowlad goboleedka Jubbaland. Axmed Madoobe ayaa mar kale u magacaabay xilalka Madaxweyne kuxigeenka Koowaad iyo Labaad Maxamuud Sayid Aadan iyo C/qaadir Xaaji Maxamed Luga Dheere oo horay u ahaa xilkaas. Dastuurka Jubbaland ayaa dhigaya in Madaxweyne […]
Continue Reading