Shiikh Shaakir oo magacaabay gudiga doorashada Galmudug

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Madaxa Xukumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa Magacaabay Guddiga farsamada Doorashooyinka iyo xalinta Khilaafaadka Galmudug.

Qoraal kasoo baxay Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa lagu Magacaabey Guddigaas oo ka kooban 11 xubnood, waxaana lagu sheegay in uu ku saleysan yahay heshiiskii ay wada galeen Dowladda federaalka iyo Maamulka Galmudug.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa horay waxaa ay u Mgacaawday Guddiga farsamada iyo Dhismaha Galmudug,hayeeshee hoggaanka Ahlusunna ay qaadaceen.

Hoos Ka Akhriso Magacyada guddiga uu Magacaabey Sheekh Maxamed Shaakir