Xildhibaano kasoo horjeestay Wasiiradii uu Magacaabay Madaxweyne Waare
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa kulamo ay kaga soo horjeeddaan Wasiiraddii Magacaabay Madaxweyne Waare ka wadda Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka Hirshabeelle. Xildhibaanada ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Waare in uu xildhibaano ka tirsan Hirshabeelle uu ku taxay Wasiiro si uu uga badbaado Mooshinka ay ka waddaan Xildhibaanada Hirshabeelle. Waxa ay sheegeen in Madaxweyne […]
Continue Reading