Banaanbax Ka dhacay Dhuusamareeb

Banaanbax looga soo horjeedo Tacadiyada gaar ahaan kufsiga ka dhaca degaanada Galmudug ayaa maanta ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada maamulka Galmudug. Ardayda Iskuullada iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda aya qeyb qaatay Banaanbaxa, waxaana ay sheegeen in ay ka xun yihiin tacadiyadda loo geysto dumarka. Banaanbaxaan ayaa yimid ka dib markii la sheegay in […]

Continue Reading

ONLF calls for Ethiopia government to respect the wishes and dignity of the Somali people

ONLF Press Release January 23, 2019 The Somali people in the Somali regional state(Ogaden) have a legal right to manage their political affairs and full self-rule upheld both by the Ethiopian constitution and international law. The most fundamental tenet of these entitlements is the right to choose their own leaders. Furthermore, Premier Abiy has promised […]

Continue Reading

Tahriibayaal Ay Ku Jiraan Soomaali Oo Lagu Xiray Turkiga

Wakaalladda Wararka Turkiga ee Anadolu Agency ayaa sheegtay inay Ciiddanka Ammaanka qaadeen Hawlgal Guud oo lagu soo qabtay ugu yaraan 178 Tahriibayaal shisheeye ah. Ilo dhinaca Ammaanka ayaa sheegay in hawlgalkaasi laga sameeyey Goballo ku yaalla W/galbeed ee dalkaasi, iyadoo lagu soo qabtay Tahriibayaal si sifo aan sharci ahayn ku soo galay ama kaga sii […]

Continue Reading

Akhri Magaca Masuul goordhow lagu toogtay Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa Barqanimadii Maanta waxa ay Xaafada Al-baraka ee degmada Hodan Gobolkan Banaadir ku dileen Sarkaal ka tirsanaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya. Mas’uulka la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Cabdi Maxamed Cosoble(Cabdi Madoobe),waxana la sheegay in kooxaha hubeysan ay toogteen xilli uu ka baxayay hooygiisa,isla markaana uu watay Gaari,kadibna ay baxsadeen. Qaar […]

Continue Reading

Xasan Shiikh” Dalku uma baahna Gacan bir ah ee waa inuu helaa Sharuuc adag

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ahna Guddoomiyaha Xisbiga UPD ayaa sheegay in dalka oo gacan adag lagu qabto laga dhax-lay dhibaatooyin badan oo maanta dalka ka jira. Waxaa uu sheegay  in ay muhiim tahay in bulshadda Soomaaliyeed ay Ogaadaan in aan loo baahneyn in Shaqsiyaad in ay dalka ku qabtaan gacan adag, laakiinse […]

Continue Reading

Former Kenyan FM renews call for Kenyan troops to leave Somalia

Ford Kenya leader Moses Wetang’ula has reiterated his call for Kenyan Defence Forces troops to be recalled from Somalia.  Addressing the press in his office on Tuesday, Wetang’ula said Kenya’s mission was stabilising Somalia through the creation of Juba land buffer zone, which was contested by both state and non-state actors.  The Bungoma Senator was […]

Continue Reading