(Sawirro) Dani oo Casho Sharaf u Sameeyay Farmajo iyo Madaxda kale
Madaxweynaha Dowladda Puntland Muadane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa oo taariikhdu tahay 27 January 2019 casho sharaf u sameeyey Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxda Dowaddaha Xubnaha Ka ah Dowladda Fedraalka Soomaaliya. Casha sharfata uu sameeyey Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda Federaalka Soomaaliya, […]
Continue Reading