Khasaaraha ka dhashay Qaraxii Muqdisho oo la shaaciyay

Maamulka gobolka Banaadir ayaa faahfaahin ka bixiyay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo maanta ku qarxay afaafka hore Kaalin Shidaal oo ku taalla agagaarka Xaruntii hore ee Baarlamaanka. Laba Qof ayaa ku geeriyootay shan kalana way ku dhaawacantay Qaraxaasi sidda uu warbaahinta u sheegay Gudoomiye ku xigeenka dhanka Ammaanka gobolka Banaadir. Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa […]

Continue Reading

Madaxweyne Deni Oo Iclaamiyay Shir Lagu Xalinayo Khilaafka DFS & Dowlad Goboleedyada

Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi deni oo shir jaraa’id ku qabtay Magalada Garoowe ayaa faah faahin ka bixiyay shirarkii Siyaasadeed ee saacadihii la soo dhaafay ka dhacay Garoowe. Waxa uu sheegay in shirarkaas ay isugu yimaadeen Siyaasiyini  ku kala aragti duwan xaalka Siyaasadee ee dalka,hayeeshee ay fursad weyn isugu heleen inay wada […]

Continue Reading

RW Khayre oo la kulmaya Mdaxwayne Kenyattta

Barqanimadii maanta ayaa Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre waxaa siweyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in booqashadaas ay salka ku heyso,kadib markii uu casuumaad ka helay Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta Ra’iisul wasaaraha dawladda federaalka Soomaaliya iyo madaxwaynaha Kenya ayaa yeelanaya kulan […]

Continue Reading

C/raxmaan C/Shakuur: Waxaa laga yaabaa inuu Madaxweynuhu ii dakaneeyey heshiiskii Kampala.

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo dagaal adag oo siyaasadeed ay isaga soo horjeedaan Hogaanka Dowladda Soomaaliya, ayaa sheegay inuusan jirin khilaaf shaqsiya oo uu og yahay inuu kala dhaxeeyo Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. “Khilaaf shaqsiya oo aan anigu ogahay ma jiro” ayuu uga jawaabay su’aal arrintaas la xiriirta oo ay weydiisay warbaahin […]

Continue Reading

RW Khayre oo u Ambabaxay Kenya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane; Xasan Cali Khayre iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta booqasho rasmi ah ugu ambabaxay Dalka Kenya. Mudane Xasan Cali Khayre ayaa casuumaad rasmi ah ka helay Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta, iyaga oo ka wada hadli doona xiriirka Labada Dowladood iyo ballaarinta iskaashiga dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo […]

Continue Reading

Kenya asks UN to finance Somalia war against Shabaab

Kenya has urged the United Nations to finance the continental counter-terrorism mission in Somalia, arguing that this will stop the country from falling back to Al-Shabaab control, reports CGTN Africa. Foreign Affairs Chief Administrative Secretary Ababu Namwamba said there was need to plug funding gaps and boost counter-terrorism efforts. “The promotion and maintenance of peace […]

Continue Reading

Sheekh Shariif ” Dowladda aysan nooga burburin si doqonimo ah”

Madaxweynihii ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo kulamo kala duwan ka wadda Magaalada Garowe ayaa Khudbad u jeediyay qaar ka mid ah ardayda waxka barata Magaalada Garowe Jaamacaddaha ku yaalla. Shariif Sheekh waxaa uu sheegay in loo baahan yahay in Soomaaliya ay maanta ka dhaqaaqdo meesha ay joogto, islamarkaana doorasho qof iyo Cod ah lagu […]

Continue Reading

Doorasho maanta ka dhacaysa Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ee Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa lagu wadaa maanta inay ka qabsoonto doorashada Kursi ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya. Xildhibaanka Kursigaan ka geeriyooday, ayaa lagu magacaabi jiray Xildhibaan Khaliif Sheekh C/laahi Dheere . Xildhibaanka  ayaa ku geeriyooday  28/April/ sanadkii 2018 Magaalada Muqdisho. Musharaxiinta Kursigaan u taagan waxaa ka mid ah: […]

Continue Reading

Baaq Loo Diray Beello Ku Dagaallamay Hirshabelle

Waxgaradka ku dhaqan deegaannada maamulka Hirshabelle ayaa ugu baaqay beello isku haya deegaannada maamulkaasi in ay nabadda qaataan oo ay joojiyaan dagaalladan. Suldaan Mahdi C/risaaq oo ka mid ah waxgaradkan ayaa sheegay in ay ka waxgarad ahaan aad uga xun yihiin colaadahan soo noq-noqday. Waxa uu Suldaanka si gaar ah ula hadlay maamulka Hirshabelle oo […]

Continue Reading

Shacabka Garoowe Oo Fariin u Diray Madaxweyne Dani

Shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka hadlay waxyaabaha xilligan looga fadhiyo inuu sameeyo madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland, Saciid C/laahi Dani. Waxa ay dadkan qaarkood sheegeen in madaxweynaha ay ka doonayaan inuu degdeg ku fuliyo dhammaan ballanqaadyadiisa. Dadkan ayaa sheegay in Dani laga doonayo inuu amniga, dhaqaalaha […]

Continue Reading