Yaa ka dambeeyay qalalaasihii ka dhacay Jigjiga?

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa ka jiray dowlad deegaan Soomaalida Itoobiya qalalaase siyaasadeed iyo isku dhacyo mararka qaar ah. Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Mustafe Cagjar ayaa sheegay in dhibaatada heysata ay tahay jiritaanka Shabakad isku xiran oo uu sheegay in ay ka hareen taliskii Madaxweynihii hore Cabadi Maxamuud Cumar. Waxa uu sheegay Madaxweyne Cagjar in shabakadaan rabshado […]

Continue Reading

Madaxwayne Al Bashir oo si adag ula hadlay Mucaaradkiisa

Madaxweynaha Sudan Omar al-Bashir ayaa ku jeesjeesay mucaaradka kasoo horjeeda xukuumaddiisa oo uu ku tilmaamay in ay baraha bulshada u adeegsadeen kana soo abaabuleen dibadbaxyada kadhanka ah xukunkiisa. “Xukuumad ama madaxweyneyaal laguma baddalo WhatsApp ama Facebook. Waxaa lagu baddali karaa oo kaliya doorashooyin,” ayuu u sheegay taageerayaashiisa. Hadalkan ayuu yiri ayadoo dibadbaxyo cusub lagu qabtay […]

Continue Reading

Khilaaf ka taagan Shirka Hoggaamiyeyaasha Bariga Afrika

Madaxda dalalka Bariga Afrika ayaa shirweynahooda sanad la ah waxuu uga furmaya dalka Tanzaniya, waxaana halkaasi ka socoto qabanqaabadda Abaabulka Shirka. Shirkaan ayaa kusoo beegmaya xilli uu jiro Khilaaf ka dhex taagan qaar ka mid ah dalalka bariga Sidda Burundi iyo Rwanda. Shirka ayaa la qorsheeyay bishii November ee sanadkii lasoo dhaafay balse labo mar […]

Continue Reading

SAWIRO: Itoobiya oo Markii ugu horreysay la wareegtay Hoggaanka AMISOM

Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horreysay ku guuleysatay in ay hoggaamiso howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee lagu Magacaabo AMISOM. Gen. Tigabu Yilma Wondimhunegn oo kasoo jeedda Itoobiya ayaa si rasmi ah ula wareegay hoggaanka Ciidanka AMISOM ee Soomaaliya ka dib Munaasabad Kooban oo ka dhacday Xeradda Ciidanka AMISOM ee Muqdisho. Waxaa uu xilka kala […]

Continue Reading

Akhriso: Tirada Al-shabaab looga dilay Duqaymaha Hiiraan oo la Shaaciyay

War kasoo baxay taliska Mareykanka ee qaaradda Afrika  ayaa lagu faah faahiyay howlgal ka dhan Alshabaab,kaasi oo ka dhacay bartamaha Soomaaliya maalintii Arbacadda aheyd waxaana mareykanka uu sheegay in uu Shabaab gaarsiiyay Khasaare. Warka ayaa lagu sheegay in Ciidamada Mareykanka oo kaashanaya kuwa Soomaaliya  ay bartilmaameedsadeen degaanka Shabeelley oo ka tirsan gobolka Hiiraan. Taliska Mareykanka […]

Continue Reading

Maxaa ka cusub Galmudug?

Siyaasadda Galmudug oo bilihii ugu dambeeyey fadhiid aheyd, ayaa sidoo kale waxaa is guraya waqtiga doorashada Galmudug oo ah bartamaha sanadkan 2019. Madaxda Dowladda Federaalka ayaanan cadeyn doorkooda siyaasadeed ee ku aadan sida looga gudbayo marxaladan kala guurka ah Galmudug, garabyada Cadaado iyo Dusmareeb ayaa u muuqda in ay isku barbar dhaceen madaama uu dheeraaday […]

Continue Reading

Xisbiga uu Hoggaamiyo Xasan Sheekh oo War kasoo saaray Xaraashka Shidaalka

Shir lagu suuq geynayo shidaalka Soomaaliya ayaa 7-da bisha February ka furmaya magaalada London ee Caasimadda UK. Shirkaan waxaa la soo bandhigi doonaa xirmooyin 50 (blocks) oo ah goobaha shidaalka ceegaaga ee Soomaaliya, kaasoo ah dhul ku teedsan 173,000 KM. Shidaalka Soomaaliya wuxuu ka mid yahay Khayraadka dadka Soomaaliyeed ay wada leeyihiin, In loo hawlgalo Suuq-gayntiiasa, […]

Continue Reading

Xaaf Ducaale oo gaaray Gaalkacyo

Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweynaha Galmudug garabka Dusmoreeb Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa Saaka gaaray Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Mr Xaaf, waxaana uu sheegay in maalmaha soo socda in uu ku sugnaan doono Gaalkacyo. Wafdiga Xaaf ayaa ka yimid dhanka Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland, […]

Continue Reading

Faa faahin: Weeraro ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

Al-Shabaab ayaa sheegtay dagaal culus oo ka dhacay duleedka degaanka Jasiira in ay ku qabsadeen gaari nooca gaashaaman ka dib markii Wadada u galeen Ciidamo ka tirsan AMISOM iyo xoogga dalka Soomaaliyeed. Al-Shabaab ayaa sheegtay in dagaalkaasi ay ku dileen Lix Askari oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Dhanka kale Al-Shabaab ayaa weerar ku […]

Continue Reading