Faa Faahin: Al-Shabaab oo Xalay weeraray Afgooye
Ururka Al Shabaab ayaa xalay saq dhexe waxa ay weerar ku qaadeen degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay inoo sheegeen dad ku sugan gudaha degmadaasi. Dadka degaanka ayaa waxa ay sheegeen inay ku soo kaceen dhawaqa rasaasta xoogan ee ay isku adeegsanayeen ciidanka dowladda federaalka iyo Al Shabaabka weerarka soo qaaday. Waxaa la […]
Continue Reading