Akhri Magaca: Nabadoon Caan ah lagu Dilay Degmada Afgooye.
Wararka laga helayo Degmada Afgooye ee Gobalka sh/Hoose ayaa sheegaya in xalay Koox hubeysan ay Nabadoon Caan ah ku dileen halkaasi. Nabadoonka Ayaa lagu Dilay Xaafadda Godey oo ka Mid ah Xaafadaha ku yaala Gudaha Degmadaasi Afgooye ee Gobalka Sh/Hoose. Kooxaha Dilka Nabadonka ka dambeeyay ayaa Goobta isaga baxsaday iyadoo Ciidamada Amaanka ay sameeyeen Baaritaano […]
Continue Reading